14/06/2025
Galabnimo wacan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amiin Cadaad, Education Website, jigjiga, Jijiga.
14/06/2025
Galabnimo wacan
01/04/2025
Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:
1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba
Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:
1. Cunid & cabid
2.Jimaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman
Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka
Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro
Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafir
2. Uu xanuunsado xanun daran
3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira
Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin xabibkeena N.n.k.h. scwscwscwacw.folow isoodheh blz
Nin diin bartay ma caydhoobo
12/10/2024
Bari hadii Eebe weyne idmo adeega korontadu wuxuu ka maqnaan Doonaa xarumaha kala ah Diri Dhaba, Harar, Fiiq, Jigjiga iyo Dhagaxbuur sidaas oo kale magaalooyinka adeega ka hela laga bilaabo 6:00 AM Subaxnimo ilaa 6:00 PM Maqribnimo. Waxaa dayactir lagu sameynaa xadhkaha adeega.
W/Q abdulahi abshir
Mareyaha shirkada korontada laanta Dds
03/03/2024
Harshin. Follow da Ha ilowina culimo
15/09/2023
Iyagoo pdf kuu hayaa free
Page follow noo dheh
13/09/2023
Buug walba ood u baahan tahay soo dalbo waa free eh isgoo pdf. Ah follow noo dhe paghka
Iskudays iyo dhal abareed
Inta dhiman kasoo daawo
Channel keena https://youtu.be/-yIs7WDgzQ0?si=xbBwycftEsmghnJH
Warka cusube ee basaboorka ethiopia
Follow dheh pegka