Osman Binu Affan Primary And Intermedaite School

Osman Binu Affan Primary And Intermedaite School Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cismaan Binu Cafaan

Waa sawirada Xafladii Ay ku ku guuleysteen koobkiii aqoonta Fasalka 6AOo soo socday mudadan Kana Socday Osman Branch one
27/01/2025

Waa sawirada Xafladii Ay ku ku guuleysteen koobkiii aqoonta Fasalka 6A
Oo soo socday mudadan Kana Socday Osman Branch one

8A students
27/01/2025

8A students

Maamulaha Dugsiga Osman Binu Afan  Mohamed Abdirahman Abdilaahi
27/01/2025

Maamulaha Dugsiga Osman Binu Afan Mohamed Abdirahman Abdilaahi

15/01/2025

Waa tartankii Todobaadlaha Ee dugsiga Cusman binu Cafaan branch one Oo maanta ku wada tartameen Labada fasal ee 5aad iyo 4aad In kastoo uu ahaa tartankii ugu xamaasada fiicna Oo labada fasalba muujiyeen Aqoon la isna mariwaayay waxay ugu danbayn guushu raacday Fasalka 4aad Sidoo kle waxa dhacay qoryo tuurkii Oo fasalka 8A u final u baxay 6A iyo 4A ay isku dhici doonan jimcaha soo socda I.a

28/12/2024

Fasalka 2A ee dugsiga H/dhexe Ee Cusmaan Binu Cafaan Qeybtiisa 1aad
Horumar waxa lagu gaadha Wa jahliga oo laga baxo Loona baxo Aqoonta Iyo Cilmiga

Waxaan ugu bushaaraynynaa Bulsho weynta magaalada jigjiga inay Socoto Diwaangelinta sanad dugsiyeedka 2017/2024 oo ay ka...
03/09/2024

Waxaan ugu bushaaraynynaa Bulsho weynta magaalada jigjiga inay Socoto Diwaangelinta sanad dugsiyeedka 2017/2024 oo ay ka socoto xarunta Osman Binu Affan schools Hadaba Waalid h**e u gaadh Inta uuna ka buuxsamin.

Dugsiga cisman binu affan waxa uu hamapalyada la qaybsanya ummada muslimiinta bilashada bisha barakaysan ee ramadan Rama...
10/03/2024

Dugsiga cisman binu affan waxa uu hamapalyada la qaybsanya ummada muslimiinta bilashada bisha barakaysan ee ramadan
Ramadan mubarak🎇🌙

Aqoon la’aani waa iftiin la’aane Waa qeyb ka mida ardayda dugsiga cusman binu cafaan
20/02/2024

Aqoon la’aani
waa iftiin la’aane

Waa qeyb ka mida ardayda dugsiga cusman binu cafaan

Maxamed yare oo ah arday ka mida ardayda iskuulka cusman binu cafaan iyo macalin cabdifataax macalin xamse Masha allah h...
07/11/2023

Maxamed yare oo ah arday ka mida ardayda iskuulka cusman binu cafaan iyo macalin cabdifataax macalin xamse
Masha allah horumar wacan

Macalin cabdiraxman iyo Arday ka mida schoolka cusman binu cafan primary schoolAqoon la’aani waa iftiin la’aan✊
21/10/2023

Macalin cabdiraxman iyo Arday ka mida schoolka cusman binu cafan primary school
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan✊

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 11:00
Sunday 09:00 - 11:00

Telephone

+251913775994

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Osman Binu Affan Primary And Intermedaite School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Osman Binu Affan Primary And Intermedaite School:

Shortcuts

Share

Category