Home Of Jijiga Old Students

Home Of Jijiga Old Students This is Home Page for all J.S.S.S students to Interact and Share the Good Memories Together.

Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan
22/02/2024

Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan

Jijiga secondary school's Masjid Under Construction, Hit Like if U appreciate it

Safkii la gali jiray after classes Grade 9 & 10 sidee buu kula ahaa?
22/02/2024

Safkii la gali jiray after classes Grade 9 & 10 sidee buu kula ahaa?

a Picture of the students of jijiga high school that I took minutes ago, Press Like if U remember that beautiful time
-
-
-
admin-yasin

Meeshaa magaceed u taqaanay?
22/02/2024

Meeshaa magaceed u taqaanay?

MAGACA MESHAN SHEEG

ANAGA HOME AHAAN ** BEEKHAAM **

Mobillada lama ogolayn lkn admin team risk bay u gali jireen mar walba updates ka deg dega ah si ay usoo gudbiyaan …
22/02/2024

Mobillada lama ogolayn lkn admin team risk bay u gali jireen mar walba updates ka deg dega ah si ay usoo gudbiyaan …

*** Jawigii Saaka ****
Imisa Waanada ku Cibra Qaadatay ??
Awoow Maxad Se Kafahantay ?
12 waa dad waawen lakin don't forget limited cml yaa
1one waa rijaalinta schoolka wana ardayda Tomorrow
»» GB

Xalkii maamulku u gartay ardayda 😂
22/02/2024

Xalkii maamulku u gartay ardayda 😂

Problemki iskolka ee deerka laga dhacayay OO XAL LOO HELAY
*
**
***
Ur Admin- Yasin

22/02/2024

Yaa ka boodi karaya ???
ama Kabooday ??

Wadadu iyo Shacabka Maxaynu udhibi jirnay horta? Si albaabka loo furo .. Yaa xusuusta? 😂
22/02/2024

Wadadu iyo Shacabka Maxaynu udhibi jirnay horta? Si albaabka loo furo .. Yaa xusuusta? 😂

Hadad Xasuusatid
Like and Comment
Hadad Ku Jirtidna Share

Home 🏠
22/02/2024

Home 🏠

---- NEW STYLE -----
of interring the school
Macalin iyo Boliska waa laga cabsoonaya
Laakin sharfta inay kaa dhacdo adigo nin weena lagama cabsoonayo
-
-
-
-
by: admin Xamda

Our last day In J.S.S.S, The day we finished our Entrance Exams 5 Years Ago  , This Pic was one of the Very much pics ta...
06/06/2018

Our last day In J.S.S.S, The day we finished our Entrance Exams 5 Years Ago , This Pic was one of the Very much pics taken that day. My guys And in this one. Send us your photos to be posted. Spread the good vibes, let's all enjoy the memories together ❤️

Imisaa uxistay xaraabihi JSPS Aniga u horeya.
08/04/2015

Imisaa uxistay xaraabihi JSPS Aniga u horeya.

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Home Of Jijiga Old Students posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category