Abaz__musse bage

Abaz__musse bage

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abaz__musse bage, College & University, Jijiga.

24/05/2022

💯DAHSANAAY DANTEENI💯
🙏DAYIMOW NA GAADHSI 🙏
🤲DURUUFTO DHAMAATO 🤲
💦DEEQDE EEBE DHEER TAHAY 💦
😭GALBEED WAY XOROOBII🖐

17/05/2022

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
Xulkii afjano quluubteena kaasbateen wllhy
Guul idiin rajeynayaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

24/04/2022

NIN KU YIDHI SINAAN MAYNO
ADNA BURRI SARAAYNTIISA
SIDKAA WAA WADAAGTAANE
MA SAGAASHAN BAA TIISU

HANAAHABAN 🙏🙏🙏

24/04/2022

Si faafi wll

Dhibka iyo hawsheeda
Dhafoorkeena sarmaay
Dheesha iyo helada
Dhaqaaq wan uwaynay
Dhawr jeer wan taglalnay
Dhawaaqa wanku dadaalnay
Dhabarka wan uu adaygnay
Dhaxalkii wan dhowrnay
Dhacdada aan arkayniiyo
Dhishayaadi madhnaatay
Dhiga kuwan wadaagna
Dhansaado dhuranayey
Dhammaadki way dhawaate
Dhinaacan uu aroornay
Dhismahan uu biloownay

HANAHABAAN🙏🙏

24/04/2022

💯hablo weerar galli karaa
💯hablo geella dhiciin karaa
💯hablo geesi diili karaa
💯gobonimana hanaan karaa
💯hablo talada goyn karaa
💯gartaa madaal ka niqi karaa
💯garaashana iskaga mid ah
💯quruxdana ka wada goob ah
💯gobolka sitti mooye
💯gaayi kale ma joogan
💟💟💟💟💟💟💟💟💟

Hanahabaan🙏🙏

23/04/2022

💯Adaa idhaalo 🧑‍🍼
💯Idhawranaaye 👩‍👧
💯Dhabtaada miyaan 🤱
💯Dhallili karaa 🤦
💟hooyo mcn💖

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jijiga