Mac-hadka Cilmi Baadhista Xoolaha iyo Beeraha ee DDS

Mac-hadka Cilmi Baadhista Xoolaha iyo Beeraha ee DDS Mac-hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS

Maareeyaha Guud Mac-hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS Ayaa Hanbalyada Ciida Lawadaagay Dhamaan Muslimiinta D...
19/03/2026

Maareeyaha Guud Mac-hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS
Ayaa Hanbalyada Ciida Lawadaagay Dhamaan Muslimiinta Dunida, Dalka, Deegaanka iyo Dhamaan Shaqaalaha Mac-hadka Cilmi-baadhista Deegaanka

09/03/2026

Machadka Cilmi-baadhista xoolaha iyo Beeraha DDS ayaa soo bandhigay qaybo kamid guulihi uu gaadhay sanadkan.

09/03/2026
A multidisciplinary team of researchers from the Natural Resources Management (NRM), Socio-Economic, and Extension Direc...
04/03/2026

A multidisciplinary team of researchers from the Natural Resources Management (NRM), Socio-Economic, and Extension Directorates of SoRLARI, in collaboration with Gudina Tumsa Foundation (GTF), has officially launched the field mission in the first intervention zone "Shabele" among the six sampled zones of the Somali Region.

The overall study covers 46 sampled kebeles across 19 sampled woredas. The first phase is currently underway in the initial selected woredas.

The mission aims to:

1. Assess Agricultural Extension Services and Technologies
– evaluating the effectiveness, accessibility, adoption levels, and performance of extension systems and promoted technologies.

2. Study Constraints to Irrigation Development and Efficient Water Use – identifying institutional, technical, environmental, and socio-economic barriers limiting irrigation expansion and optimal water resource utilization.

This initial phase will help ensure smooth implementation prior to full-scale rollout across the remaining sampled zones.

24/02/2026

Maareeyaha Mac'hadka Cilmibaadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS ayaa sheegay in ay dhawrkii sano ee u damaysay ku guulaysteen soosaarista 180 farsamooyinka casriga ah oo wax ka badalayo nolosha bulshada .

16/02/2026

በሶማሊ ክልል ሸበሌ ዞን ቤርአኖ ወረዳ ተግባራዊ የተደረገው የHBD ፕሮጀክት የሰርቶ ማሳያ የመስክ ምልከታ ቀን ተካሄደ

Mac'hadka Cilmibaadhista  Xoolaha iyo Beeraha DDS ayaa degmada Beercaano ee gobolka Shabeelle ku qabtay  bandhig lagu mu...
15/02/2026

Mac'hadka Cilmibaadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS ayaa degmada Beercaano ee gobolka Shabeelle ku qabtay bandhig lagu muujinayo shaqooyinka mashruuca iskuxidhka gargaarka horumarka iyo nabada ee loo yaqaano HDP.

Mashruucan oo ah mashruuc taageera qoysaska barakacayaasha iyo kuwa deegaanka ayaa ka taageeraya kor uqaadida waxsoosaarka beeraha iyo xoolaha si loo yareeyo ku tiirsanaanta wuxuuna mashruucan bulshada la rabaa inuu u noqdo mid u horseeda isku filaansho kaasi oo degmada Beercaano ka fuliyay 140 hiktar oo ka kooban dalagyada galayda, basal iyo calafka xoolaha iyadoo ay barbar socdaan tijaabada dalagyada qamadiga iyo bariiska, waxaana intii hawsha beeristu socotay bulshadu lagu baray habka casriga ah ee falashada beeraha, waxaana munaasabada lagu soo bandhigay shaqooyin mashruucani ka soo qaybgalay xafiisyada iyo hay'adaha bahwadaagta.

Wasiir kuxigeenka xafiiska beeraha iyo maareeye kuxigeenka mac'hadka cilmibaadhista xoolaha iyo beeraha DDS ayaa sheegay In mashruucani uu wax badan ka tarayo horumarinta nolosha bulshada gaar ahaan barkacayaasha.

Mashruucan oo ay maalgaliso hay'ada horumarinta caalamiga ee dawlada Denmarka ayaa waxaa fulintiisa iska kaashanaya mac'hadka casriyaynta beeraha dalka, mac'hadka cilmibaadhista deegaanka iyo Ururka Horumarnta Soomaalida.

Mashruucan oo 5 sanadle ah ayaa la filayaa inay ka faa'iidaysan doonaan 300 kun oo qof oo isugu jira bulshada barakacayaasha iyo kuwa deegaanka ee ku nool goobaha uu ka hawlgalo.

07/02/2026

Maareeye kuxigeenka Mac'hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha ee DDS Mudane. Maxamed Ibraahim ayaa wareysi uu siiyay SRTV kaga hadlay waxtarka iyo faa'iidada ay leedahay xarunta lagu kaydiyo noocyada kala duwan ee dhirta Deegaanka ee ku taala Mac'hadka Cilmi-baadhista.

Address

JIGJGA UNIVERSITY. MASJID IMAAM SHAAFICI STREAR
Jijiga
251

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mac-hadka Cilmi Baadhista Xoolaha iyo Beeraha ee DDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mac-hadka Cilmi Baadhista Xoolaha iyo Beeraha ee DDS:

Shortcuts

Share