10/09/2025
Xaflada furitaanka dugsiga Jigjiga International school ee sanad dugsiyeedka 2018 E,C
Educational center
10/09/2025
Xaflada furitaanka dugsiga Jigjiga International school ee sanad dugsiyeedka 2018 E,C
26/08/2025
Ogaysiiis Ogaysiiis
Waxaan la ogaysiinayaa dhamaan bulsho-waynta ku nool magaalada Jigjiga in Dugsiga JIGJIGA INTERNATIONAL SCHOOL uu bilaabay diwaangalinta ardayda ee sanad dugsiyeedka 2018 tirsiga itoobiya
16/07/2024
Qaybtii labaad ee xaflada xidhitaanka sanad dugsiyeedka 2016 E,C
14/07/2024
XAFLADA XIDHITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA 2016 E,C ee DUGSIGA JIGJIGA INTERNATIONAL SCHOOL
28/09/2023
Ardayda Jigjiga International school
03/09/2023
Diwaangalinta sanad dugsiyeedka 2016 E,C way socotaa
18/07/2023
XAFLADA XIDHITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA 2015 E,C IYO QALINJABINTA ARDAYDA KGga
Barnaamijka Afuri walaalkaa ee Dugsiga Jigjiga International school wajigiisa koowaad
26/03/2023
Barnaamijka Afuri walaalkaa ee Dugsiga Jigjiga International school
Maanta oo Taariikhdu tahay 4 bisha Ramadan 1444 hijriga iyo 26/3/2023 G,C
Waxaa xarunta dugsiga Jigjiga International school lagu qabtay barnaamijka Afuri walaalkaa oo dadka danyarta ah ee dugsiga jaarka la,ah lagu gudoonsiinayay Raashin ay ugu talagaleen ardayda dhigata dugsigu si, ay uga dhigtaan Afur dadkaa danyarta ah
Barnaamijkan oo wajigiisii koowaad ah ayaa waxaa iska kaashaday diyaarintiisa ardayda iyo macalimiinta dugsiga
23/01/2023
Waxaa maanta dugsiga Jigjiga International school si rasmi ah uga bilaabmay imtixaanka teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2015 E,C
20/09/2022
Hambalyo Hambalyo
Maamulka ,macalimiinta iyo dhamaan shaqaalaha Dugsigu waxay hambalyo udirayaan dhamaan ardaydii fasalka 8aad oo dhamaantood ku guulaystay imtixaankii 8aadka
HAMBALYO HAMBALYO