Diirye Guuleed school

Diirye Guuleed school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Diirye Guuleed school, Education, Jijiga.

Jadwalka Sanad-dugsiyeedka 2018 TI (2025/25).
25/08/2025

Jadwalka Sanad-dugsiyeedka 2018 TI (2025/25).

Waxaa saka si nabadgaliyo ah kusoo gabagaboobay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 6aad ee dugsiga hoose dhex diriye gu...
17/06/2025

Waxaa saka si nabadgaliyo ah kusoo gabagaboobay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 6aad ee dugsiga hoose dhex diriye guuled ee degm gaashaamo

Waxaa si nabadgalyo ah noogu bilaabmay imtaxaanka shahaadiga ee fasalka 6aad sanadugsiyeedka 2017/ ee dugsiga hoose dhex...
16/06/2025

Waxaa si nabadgalyo ah noogu bilaabmay imtaxaanka shahaadiga ee fasalka 6aad sanadugsiyeedka 2017/ ee dugsiga hoose dhex diriye guuled ee degm gaashaamo
Dhamaan ardeyda qadaneysa waxan urajeynaya Guul

Dugsiga hoose dhex diriye guuled ee Degmada gaashamo Saka waxaa Sinbad ah ku Soo dhamaadey imtaxaanka fasalka sideed oo ...
11/06/2025

Dugsiga hoose dhex diriye guuled ee Degmada gaashamo Saka waxaa Sinbad ah ku Soo dhamaadey imtaxaanka fasalka sideed oo ay u fadhiisteen ardey dhan 170
Guul inshallah dhamaanti

OGAYSIIS            OGAYSIIS        OGAYSIIS Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan muwaadiniinta deegaanka in wakhtiga imtixaank...
27/05/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan muwaadiniinta deegaanka in wakhtiga imtixaanka Fasalka 8ªªɗ iyo 6ªªɗ la galayo aad ka dheehan kartaan waraaqda hoose, taasoo lagu cadeedayay wakhtiga ardayda la keenayo, wakhtiga imtixaanka la galayo iyo wakhtiga ardayda dib loo celinayo.

Asc dhamaan wn idin salaamayaa bahda  wxbrshada wxaa malinkii saddexad ka socda dugsiga dhexe diirye guuleed gaashamo im...
29/01/2025

Asc dhamaan wn idin salaamayaa bahda wxbrshada wxaa malinkii saddexad ka socda dugsiga dhexe diirye guuleed gaashamo imtixaankii teeramka 1aad
Alxamdulilaah alle ayay mahadoo dhami usugnaatay nabad galyuu noogu socdaaa

Waxaa saaka ka bilaamaye dugsiga diirey guuled imtixmaadka teermka 1aad ee sand dugsiyeedka 2017 ec
27/01/2025

Waxaa saaka ka bilaamaye dugsiga diirey guuled imtixmaadka teermka 1aad ee sand dugsiyeedka 2017 ec

Ogaysiin ogaysiin dhaamaan waxa la ogaysiinayaaa ardayda dhigata dugsiyada diriye guuleed iyo dugsiga cilmi jiir inay si...
05/09/2024

Ogaysiin ogaysiin dhaamaan waxa la ogaysiinayaaa ardayda dhigata dugsiyada diriye guuleed iyo dugsiga cilmi jiir inay sitoosa u bilaabmatay diwaangalinta ardayda sanad dugsiyeedka cusub ee 2017 EC
GN: waxaa dhaamaan lagu wargalinayaa ardaydu Inay is diwaangaliyaan si aanay uga habsaamin diwaangalinta

02/09/2024
27/08/2024

Maalinta bari ah IA, waxaa si rasmi ah deegaanka uga bilaaban doona diwaangalinta ardayda ee sanad-dugsiyeedka 2017.

Waalid soo diwaangali carruurtaada, mudada loogu talagalayna yaynan ku dhaafin.

26/08/2024

Natiijada Imtixaanaadka Fasalada 8aad iyo 6aad

Imtixaanka Fasalka 8aad waxaa qaatay 724 dugsi oo la iskugu keenay magaalooyinka iyo xarumaha degmooyinka iyada oo lagu qaaday 100 goobood.

Imtixaanka fasalka 6aad waxaa qaatay 945 dugsi, wuxuuna ahaa sanadkii ugu horeysay ee imtixaan 6aad ah la qaado.

Dhibcaha gudbitaanka ardayda fasalada 8aad iyo 6aad ayaa kala ah sidan: Lab 40% Dhadig 38%.

Ardayda imtixaanka fasalka 8aad ufadhiisatay waa 34,073 arday oo kala ah Lab 20,447 Dhadig 13,626. Ardaydaas waxaa ka gudbay 19,977 arday oo udhigan 58.6% oo sii kala ah sidan Lab 11,693 (57.1%) Dhadig 8,284 (60.8%).

Ardayda imtixaanka fasalka 6aad ufadhiisatay waa 28,483 arday oo kala ah Lab 16,355 Dhadig 12,128. Ardaydaas waxaa ka gudbay 22,828 arday oo udhigan 80.1% oo sii kala ah sidan Lab 12,891 (78.8%) Dhadig 9,936 (81.9%).

FG: Ardayda baahiyaha gaarka ah qaba (SNE) ayaa looga qabtay Lab 36% Dhadig 34%.

Sanadkan ayay isbadalo badan laga sameeyay marxaladihii kala duwana ee uu imtixaanka mari jiray, laga soo bilaabo diwaangalintiisa oo ahayd qaab Digital, qaadistiisa, sixidiisa, shaacintiisa iyo kaydinta xogtaba.

Iyada oo laga duulayo go'aamada natiijada waxaa socota in arday walba uu si digital online ah uu ufiirsan doono natiijada. Hawshaas marka ay dhamaatana bogan ayaan idinkula wadaagi doona IA.

Kuxidhnow bogan lana wadaag qof walba oo ay muhim utahay xogaha halkan lasoo dhigo.

Address

Jijiga

Telephone

+251939193300

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diirye Guuleed school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category