11/09/2024
Magaaladaa yaa garanaaya comentiga iigu reeb cida garanaysa zaaxipayaal
Sociel
11/09/2024
Magaaladaa yaa garanaaya comentiga iigu reeb cida garanaysa zaaxipayaal
10/07/2024
Ogysiis, ogaysiis dhamaan waxa la ogaysiinayaa bulsho waynta jecel waxbarashada inuu kuu furmi doono
SCHOOL hadaba h**e ugaadh isdinwaangalintu way socotaa waxaanu dhinaca koonfureed ka xigaa ilayska togdheer ee burco hadaba hamoogaan isqoristu way socotaa.
SHOOL🙏
09/07/2024
💥vaction time💥follow me
*Dacartuba marbay dhashaa malab
_aad muud sataa dhabaqe
*midigtaydiyo bidixduba
_waa laba mataanoode
*midi waa marti soora
_maato daadihise
*midina waa mindiyo xiiriyo
_muriyo deebaaqe
Cali dhuux aadan.
05/03/2024
Bilaal yare ninkii xamaasada reer burco sii kiciyay ee burco ilaa shiikh soo lugeeyay burco koobkii way qaaday 17 sano kadib 🏆🏀
26/02/2024
Culimo ehlu diin❤🇾🇪
10/02/2024
Calankankan muxuu kaa mudanyahay❤🤍💚?
31/08/2023
Hargeisa oo caawa rooban maansha allah🌧
🌆📷