Dallada Ardayda Ee Horumarinta Waxbarsahada Gobolka Erer EEDSA

Dallada Ardayda Ee Horumarinta Waxbarsahada Gobolka Erer EEDSA Page kan waxa uu u aasaasan yahan soo gudbinta xogaha iyo dhaqdhaqaaqa dallada

08/09/2024
Xubno ka socda Dallada Ardayda Horumarinta Waxbarashada Degmada Fiiq oo ay weheliyaan bahda waxbarashada degmada ayaa bo...
02/05/2024

Xubno ka socda Dallada Ardayda Horumarinta Waxbarashada Degmada Fiiq oo ay weheliyaan bahda waxbarashada degmada ayaa booqosho ku tagay dugsiga sare ee Mahdi Ayuub.

Xubnahan ayaa kulan wacyi galin iyo dardaaran isugu jira la yeeshay ardaya iyo maamulka dugsiga.

Dallada waxaa ka go'an sii xoojinta dadaallada lagu xoojinayo nidaamka waxbarashada, oo ay ugu horrayso kor u qaadidda wacyiga ardayda.

Dallada ardayda ee hhorumarinta waxbarashada gobalka ererDallada ardayda ee horumarinta waxbarashada gobalka erer waa da...
08/11/2022

Dallada ardayda ee hhorumarinta waxbarashada gobalka erer

Dallada ardayda ee horumarinta waxbarashada gobalka erer waa dalad ay ku midaysanyihiin ardayda Jaamacadaha ee gobalka Erer qaybna ka ah ururka midowga ardayda dds.

Hadaba laanta dagmada fiiq ee dalladan oo kaashanhaysa maamulka dagmada fiiq ayaa saaka xaflad ku qabatay dugsiga sare sare ee mahdi ayuub guuled -magaalada fiiq.

Xafladan oo lagusoo xidhayay barnaamij tabarucaad ah kaas oo ay ardayda jaamacaduhu ugu faa’iidaynhayeen ardayda dugsiyadan. xafladan ayaa lagu abaal mariyay 24 arday oo kala socday heerarka kaladuwan ee dugsiyada magaalada fiiq.

Sidoo kalana dalladu waxay shahaado sharaf gudoonsiisay:-
1. dugsiga sare ee mahdi ayub guuleed
2. Dusiga cumar binu khadaab iyo
3. Maamulaha dugsiga hoyga fiiq mudane anwar axmad cabdulahi.

Dalada oo kaashahaysa muumulka bangiga dhiiga ee magaalada fiiq ayaa dhiig shubis ku samaysay isla madashaas.

Ugu dambayn dalladu waxay dhirayn heerkeedu sareeyo ku samaysay dugsiga sare ee mahdi ayuub guuleed.

W/Q Abdulahi Haji Mohamed

Shalay oo taariikhdu ahayd 23 june 2022 waxaa gudoomiyaha midaw ga ardayda deegaanka soomaalida loo doortay walaalkeen c...
24/06/2022

Shalay oo taariikhdu ahayd 23 june 2022 waxaa gudoomiyaha midaw ga ardayda deegaanka soomaalida loo doortay walaalkeen cabdulahi xaaji maxamed dalmar oo isla bishan gudaheeda aan ku wareejiyay gudoomiyaha dalada ardayda horumarinta waxbarashada gobolka erer.

Si walbaba waxaan leenahay waa talaabo wanaagsan ooy qaaday dalada ardayda ee horumarinta waxbarashada gobolka erer.

Wxaan halkan uga hanbalyaynhaynaa walaalkeen dr NOUR SHARIF QORANE (Amiir Amiir N. ShariffAmiir N. Shariff Shariff) oo q...
12/02/2022

Wxaan halkan uga hanbalyaynhaynaa walaalkeen dr NOUR SHARIF QORANE (Amiir Amiir N. ShariffAmiir N. Shariff Shariff) oo qalinjabiyayaashii maanta ee koleej ka caafimaadka kaalinta 1aad u galay wuxuuna ku badiyay dhibco gaadhaya 3.98 hambalyo dr.

ardada 12aad ka ha dajistaan si ay meelkastooy joogaan wax u aqrisankaraan!
21/11/2020

ardada 12aad ka ha dajistaan si ay meelkastooy joogaan wax u aqrisankaraan!

MAYU-MULUQOWxaan maanta lasoo afmeeray waxbarashadii sida foolantiir ka ah ay u bixinaysay dallada laanteeda degmada may...
09/11/2020

MAYU-MULUQO

Wxaan maanta lasoo afmeeray waxbarashadii sida foolantiir ka ah ay u bixinaysay dallada laanteeda degmada mayumuluqo. waxaana maanta la abaal mariyey dhalintii sida fcn uga qayb qaadatay.

Address

Jijiga

Telephone

+251930736828

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dallada Ardayda Ee Horumarinta Waxbarsahada Gobolka Erer EEDSA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dallada Ardayda Ee Horumarinta Waxbarsahada Gobolka Erer EEDSA:

Shortcuts

Share

Category