Riyadii Doqonka
Qaybtii 1aad
Anigu waxaan ahay nin laga maadsado. Haatan waxay igu sheegaan in aan ahay nin waalan. Tabtaas bay iigu daraan inay iga maadsadaan. Maanta kaddib se uma cadhoon doono oo ma diidi doono haddi ay nin waalan igu sheegaan. Aadaby iigu naxariisanayaan kolka aniga sida aan qabo loo eego. Sidey doonaanba ha iigu tiiqtiiqsadaane, xittaa marka ay igu qoslayaan naxariis bay aniga ii muujinayaan oo iney i xumaynayaan uma arko,
Haddiise aan ahay qofkan murugsan waan la qosli lahaa, aniga oo naftaydan darayaysan ku qoslayn ayaan la bulshayn lahaa iyaga. Aad baan ugu xumaa inaysan ogeyn sida aan ahay iyo xaqiiqada aan ku sugunahay, taas oo aan anigu ogohay. Alla dhib badanaa arrin aad adiga oo keli ah xogogaal u tahay! Waa arrin aysan garan karin oo aysan ogaan dooninba
W/Q Fyodor Dostoevsky
W/T. Ismaaciil jaamac
Lasoco Qaybta 2aad
Abdifatah kasim
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifatah kasim, College & University, Jijiga.
قال صلى الله عليه وسلم:
أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
حديث صحيح
Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.
اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️
Waligaa aad Ha Uga Fakarin Wax Aad Soo Dhaaftey Waayo Waxay Kugu Dhalin Kartaa Xusuus Qadhaadh, Waligaa aad Ha uga fakarin Waxa Soo Socda Waayo Waxaad Dareemi Kartaa Cabsi Mustaqbalka Ah Ka Faaiidayso Waqtiga aad Ku Sugan tahay adigoo Dhoola Cadaynaya ..! Kuna Kalsoonoow Allah!
13/08/2021
Hardanka nolosha (The struggle of life)
______________________________________
Qof kasta waxa uu nolosha kala kulmayaa adayg, hardan iyo caqabado. Waqtiyada iyo hardanka noloshu waxay qofka baraan naftiisa, waxayna fahamsiiyaan runta iyo macnaha nolosha.
Hardanka adag ee noloshu wuxuu qofka ku hoggaamiyaa in qofku ruux ahaan ukoro, uuna noqdo qof bisil oo qaan gaar u ah aragti iyo fikir ahaanba, sidoo kalana fahmi kara oo la dhaqmi kara dadka, sidoo kale qofku wuxuu noqonayaa qof maskax ahaan furan.
Marka aynu nolosha kula kulanno caqabado iyo duruufo adag, taa macnaheedu waa in la joogo waqtigii ay noloshu ina carbin lahayd, inaka dhigi lahayd kuwo tababbaran, maskax furan oo fahmi kara nolosha, sidoo kalana ruux ahaan iyo garasho ahaanba uxooggan.
Wax kastoo adag oo inaka hor yimaada, aynu ku qaabilno soo dhawayn, una aragno hal xiraale furiddiisu leedahay abaal marin iyo liibaan weeyn.💐🥰❤️
"Your destination is waiting for you, you just have to get over there."
Kala soco halkan axadiis dhiirigalino iyo sheekooyin xiiso leh
Like,share and comment
23/06/2021
Subax wanagsan akhyaarta meelkasta oo aad daafaha caalamka ka jogtaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Jijiga