Ilyaas abiib

Ilyaas abiib

Share

Geeridu xaq weye hadii an
xabasha kaga horeyo
wll iso duce

19/08/2025

Mushaar korodhka sida loo kala lacag badan yahay ayuu korodhka u kala badan yahay. Tusaale; qofka 4760 qaadanaya waxaa u kordhaya 1240bir. Midka 5104 qaadanaya waxaa kordhaysa 1330bur. 7424 qofka qaata waxaa u kordhaysa 4878bir. Qofka 10600 qaatana 6965bir ayaa u kordhaysa. Qofka 15340 qaatana 10,079bir ayaa ku biireysa. Mushahaarada ka sarreeya 6940, waxaa la kordhiyay 66% ilaa 81% . Sababtu waa in shaqaalaha badi mushaharkoodu yar yahay, hadii qaybaha hoose lacagtu badato waxay Dowladu ka eegtay dhanka tirada dadka.

Korodhku wuu badan yahay laakin canshuur badan ayaa dabataala, oo lacagaha soo kordhaya sidooda gacanta shaqaalaha uguma dhacayaan. (Groska waa lasii jarjari). Waana sababta ilaa shalay cadadka canshuuraha looga hadlayo.

04/01/2022
11/11/2020

Asc asxap👉 like share coment👈 intAba ku
Hubsada

10/11/2020

Sxpt sln gobd

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Ilye
Jijiga