06/09/2025
Bright Future Academy waxaa ka socda diiwaangelinta sanadka cusub 2025/26 G.C (2018 E.C) ๐ซ
Waxaan bixinaa waxbarasho tayo leh oo ka bilaabmata KG ilaa Fasalka 8aad.
โ
Macallimiin khibrad leh
โ
Gaadiid casri ah oo ardayda qaada
โ
Barnaamijyo waxbarasho casri ah
๐ La Xidhiidh: +251 915 715 122
๐ Goobta: Jidka 30-ka, CMC-da, Jigjiga, Ethiopia
๐ฏ Ku soo biir Bright Future Academy โ Mustaqbalka carruurtaadu halkan ayuu ka bilaabmaa!
โก๏ธ ENROL NOW