Hilaac college of journalism

Hilaac college of journalism Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hilaac college of journalism, Education, Jijiga.

Hilaac college of journalism waa kuliyad rabta iney soosaarto aqoonyahanno leh xirfad sare oo madada saxafada ah iyo culuumta la xidhiidha sida Editing iyo fagaro ka hadalka.

Waa maxay Sun Halo !!❓❓Wa Dhacdo badanaa la arko Xilliyadda uu Roobku soo dhaw yahay shaaraysana inuu Roob laxaad leh so...
07/04/2022

Waa maxay Sun Halo !!❓❓

Wa Dhacdo badanaa la arko Xilliyadda uu Roobku soo dhaw yahay shaaraysana inuu Roob laxaad leh soo dhawyahay! Hoos Ka aqriso qormo yar oo fah fahsan,

“Sun Halo Phenomenon ” ayaa Layidhaahdaa waxay kadhacdaa Ice Crystal ”Qurubyo daruuro Baraf ah”Kaas uu ilaysku ka soo gudbayo Barafkaas yaryar oo leh Angles Geeses”.

Kadibna falaadhihii kagudbayay Barafka yaryar ayaa waxay samaynaysaa “ Boucing Back ” Dib u boodid Reflections” Maadamada falaadhaha ka imaanayay Cadceeda ay ku dhaceen medium changes” oo ay dib u noqdeen falaadhii cadceeda ee ka gudbi waayay Barrier Caqabadda

Kadibna waxaa samaysmaya falaadh dib u noqosho ah Iyo Goobo Aad moodaysid inay Qoraxda Ku Hareeraysan tahay, ! Taas oo Ay abuurtay Falaadhihii ku dhacday Qurubyadii Barafka ahaa ee Gibilka “ Atmosphere-ka Sare yaalay ee boucing back samaysay Dib unoqoshada falaadh ilayska “.

W/Q mareeyaha kulliyada:- Mohamed Arizona.

Ugu horeynti waxa mahad leh allihi sida fudud nogu surtagaliyay qabsomida munasabadi khalinjabinta dafcadii 1aad,Marka x...
08/03/2022

Ugu horeynti waxa mahad leh allihi sida fudud nogu surtagaliyay qabsomida munasabadi khalinjabinta dafcadii 1aad,

Marka xigtana Dhaman ardayda Ka khalinka badashay heerka koobad ee barashada mihnada saxafada waxan lenahay hambalyo hambalyo hambalyo,

Waxan si gaar ah ugu Mahad celineyna cidkasta oo kaso qeyb gashay munasabada iyo inti jeclay iney kaso qeybgasho hasayeshe waqtiga u surtagalin wayay.

07/03/2022
07/03/2022
06/03/2022
05/03/2022

Hilaac college of journalism iyo madoyinka aad Ka heli karto.

Waxa malinta axada ah oo Ku began 06/3/2022 ama EC 27/06/2014 hoolka shirarka ee sayid m/Abdulle Hassan kulliyada Ku qab...
03/03/2022

Waxa malinta axada ah oo Ku began 06/3/2022 ama EC 27/06/2014 hoolka shirarka ee sayid m/Abdulle Hassan kulliyada Ku qabsan doonta insha Allah munasabada khalinjabinta dafcada 1aad,

waxa ey tiradodu dhan tahay ardayda Hilaac college of journalism Ka khalinjabindonta tarikhda iyo malinta sare Ku xusan 70 arday oo lab iyo dhidig iskugu jira.

Mudo koban Ku baro xirfado kale duwan oo noqo qof professional ah.Waxa Dadweynaha  ku dhaqan magalada casimada ah ee jig...
27/02/2022

Mudo koban Ku baro xirfado kale duwan oo noqo qof professional ah.

Waxa Dadweynaha ku dhaqan magalada casimada ah ee jigjiga ku wargalineyna in kuliyadda hilaac ey qadaneyso Arday cusub hadaba hadii ad daneyso koorsoyinka kale duwan ee boorka Ku dabacan so gaar xarunta kulliyada oo Ku tala wadada qumadaha gaar ahaan eriyada reyslaha kaali ama nagala so xarir talefon numberada kala ah:- 0915104898 ama 0924525985.

Qaar kamid ah Ardayda Kuliyada Barashada Saxaafadda ee hilaac ayaa Xaflad Ku qabsaday bartamaha Hilaac college of journa...
17/02/2022

Qaar kamid ah Ardayda Kuliyada Barashada Saxaafadda ee hilaac ayaa Xaflad Ku qabsaday bartamaha Hilaac college of journalism Madama ay uso idladen Geedi socodkii Baris barasho ee Kuliyada emtaxanadkina uso dhamaday.

MAALINTA RADIYAHA DUNIDA 13 FEBRUARY Halku dhegga Maalinta Radiyaha Aduunka ee Sanadkan 2022 waa "Radio and The Trust" a...
13/02/2022

MAALINTA RADIYAHA DUNIDA 13 FEBRUARY

Halku dhegga Maalinta Radiyaha Aduunka ee Sanadkan 2022 waa "Radio and The Trust" ama Radiyaha iyo Aaminaadda. Hambalyo!

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaac college of journalism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category