Hoyga wax akhriska

Hoyga wax akhriska Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hoyga wax akhriska, Education, Jijiga.

18/10/2025
12/08/2022

Haddii aadan waxba ka qaban karin cadaalad darada ka jirta kolba meeshad joogto ugu yaraan qofkasta ogawsii cadaalad darada jorta

23/07/2022

Mid kamid ah dadka nagu taxan oo ah shaqaalle Dowladeed ayaa fariintan hoose noo soo diray.Wuxuu ku xusay mushaarka bishii uu qaato iyo kharashka ku baxa oo mushahaarkiisa ku saddex jibaarmaya.[Qaybo kale inuusan sheegin ayuu xusay].

Waa caqabadaha qoysas baddan la daala dhacayaan.Waxaa caqabadaha is barkan sii adkaynaya inaan loo sinayn fursadihii shaqo,maalgashi/qandaraas iyo shaqo abuur[Arintan fursadaha aan loo sinayn madaxwayne Mustafe oo madashii qiimaynta ka hadlayay ayaa ka marakacay]

Waxaa kaloo caqabadahan sii adkaynaya inaysan shaqaalluhu sidda kuwa Itoobiya helin guryo iyo gaadiid dadwayne oo shaqada geeya.Intaas un kuma koobna waxaa inoo weheliya qaabka aan u nool nahay oo ka duwan Deeganada kale.[Korodhka addeega dadwaynaha]

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

06/07/2022
04/07/2022

Waxbarashadu ma aha hab loogaga baxo saboolnimada ee waa hab lagu tirtiro

12/05/2022

08 |
Assalamu alaikum
walalaaha igala socdo bartaani, waxan idin rajayn caafimad.🌹
Sawirka ku lifaqan qoraalkani, insha allah waa mawduuca jimcaha 12 Shawaal Hijriyah /13 May Milaadiyah.
Maxay kula tahay fikradaada sawirkaani hoose, inuu ka tarjumayo ama uu cabirayo?🧐
ugu danbayn waa u mahad celin dhamaan walaalaha ku taxan bartaani, marwalbane igula garab istaagan inay sii faafiyan casharada soo galiyo halkaani.🥰

Idinkuna aamiin dhaha walalayal 🤲🤲🤲Pageka ku soo   idinkuu mahadsan
01/05/2022

Idinkuna aamiin dhaha walalayal 🤲🤲🤲

Pageka ku soo idinkuu mahadsan

30/04/2022
30/04/2022
Ku soo dhawaw casrigan madaw       bageka
28/04/2022

Ku soo dhawaw casrigan madaw
bageka

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoyga wax akhriska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category