Zakarie ahmed

Zakarie ahmed

Share

Opinion

05/10/2022

Barcelona ayaa rabta in ay dib ula soo waregto weerar yahanka athlatico madrid ee antonio griezmann

08/06/2022

Markii ugu horeeysy ee taarikhda ayaa roport kanaqon dona garsoore koobka aduunka ee lagu qabanayo qatar sanadkan bisha november sida ay sheegtay wargayska Sky news.

07/06/2022

Warbixintii ugu danbaysay ee TViga Aljazeera ku sameeyo xaalada abaareed ee soomalia

06/06/2022

Brazil ayaa fuul dirqi ah kagaadhay wadanka japan oo ay marti ku ahaayen neymar jr ayaa goolka guusha brazil u dhaliyay

06/06/2022

Lionel messi ayaa ka dhaliyay 30 wadan
86 gool

06/06/2022

Waa maxay sababta madaxda reer galbedka ay ooga fogadaan putin 🤔

06/06/2022

Raysal wasaare boris johson ayaa yidhi
"Uma adkaaysan karno in Russia ay weerar xun kuwado Ukraine 🇺🇦 iyadoo Russia ay dilayso dad an waxba galabsanin oo reer ukraine ah sidas darteed waxan Ukraine udirayna ciidan xoogleh iyo hub casri ah si ay iskaga difaacdo gardarada Russhka."

06/06/2022

Raysal wasare abiye ahmed iyo uhhuru kenyata ayaa lafilaya inay ka qaybgali doonan calema saarka madaxwayne hassan sheekh muhamud

06/06/2022

Sheekh cl rixmaan sudaysi ayaa si kulul udhaliilay xisbiga kataliya dalka hindia ee bhatiya jandta party.

06/06/2022

Wasarada arimaha dibada ee qatar ayaa cambaraysay falalka xisbiga xagjirka ee hindiya ka taliya kadib markii afhayenka parlamanka ee hindia uu aflagadeyay rasuulka S.cW .
Dowlada qatar ayaa kadalbatay dowlada hindia raaligalin buuxda

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


07
Jijiga
JIGJIGA

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00