03/09/2021
Maalin ay qoraxdu soo baxdo waxa ugu khayr badan maalinta jimcaha, waayo waxaa la abuuray Nabi Aadam Cs, waana maalintii la galiyay janada, waana maalintii laga saaray, sidoo kale qiyaamuhu wuxuu dhici maalin jimce ah.
Fadliga jimcaha ha laga faa'iideysto.
Jimce Barakaysan Gacallayaal β€οΈ
29/08/2021
Magacaygu waa Amaal Salaad Nuur. Waxaan ahay
23jir haysata ilmo yar oo 7 sanno jira, Waxaan ku
noolahay kana shaqeeyaa Hargaysa.
Ilmahan Aabbihii waxaan kala dhaqaaqney isagoo
jira 2 sanno. Aad bey ii dhibaateysey kalataggaasi
maxaa yeeley diyaar umaan ahayn in aan noqdo
Hooyo kaligeed
Muddo ka dib ayaan is barraney nin wuxuu noqdey
mid inankeyga iyo nafteydaba aad u jecel. Si kastaba
ha ahaatee laba toddobaad ka dib inankayga yar
Aabbihii ayaa i la soo xidhiidhey waxa uu ii sheegey
in uu rabo ka warqabka ilmahiisa yar. Waxaana u
shegay in hada wax walbo ok yihiin tiisana u ku
filnaado
*hadalkiisaa waxa ku xigtey farriin uu ku sheegey in
uu wali i jecelyahay.
Jaha-wareerkaygu wuxu yahay waxaan u haystey in
ninkaas aan goβaan ka gaadhey laakiin wali waxa jira
dareen aan u qabo.
*Haddaba arrinku waa laba daran mid dooro: οΏΌ
oo ah ninkan aan is baranay oo si quman u caawiya
nafteyda iyo ilmahayga jaceyl na ii qaba. Iyo ilmahayga
Aabbihii oo isaga qudhiisa aan odhan lahaa in badan
baan jecelahay.
Maxaan sameeyaa? Waan ku dawakhay ciddii aan
raaci lahaa labada nin xaqiiqdii".
Maxaa kula talin laheyd "Talo kubiiri Gabadhan
29/08/2021
Murugo : Way i takooren dhamaan dadkii π
Abdiladiif Abdirashiid waa wiil aad u da'yar ku nool Magalada Muqdisho Balse dadka degaanku ay takooreen
Abadrashiid waxaa ku dhacay xanuunka Cagarshowga wuxuuna haleelay 3 Sano kahor kasoo dhamaan ay kula colooobeen asxaab ehel daris qof walba oo ay is garanayeen .
Marka laga reebo labada walidee isaga dhalay .
Abdirashiid oo ilmadu ka socoto ayaa yiri yiri waxa leygu dhahay xanuun cagarshwga ayaa ku haya Beerka wuu dhafay isbitaal walba waa la ii geeyey wax waa leyga qaban waayey ..
Neefta waa igu dhageee Musqul ma'aadi kari koob biya ah ma cabi kari waa inaan maanta dhan ku joogo gaajo ma neefsan karo
Meel walbo tago waxay ilee yihiin cudurkuu nagu daranaa way i cayaan kaligey ayaa noqday ehelkeeni waxay yirahdeen caruurta ayuuu naga qaad siinayaa naga fogeey Kaligey ayaa noqdey. Waxa kaliya oo hesta waa walidkeyga
Aabha dhalay abdiladiif ayaa oo isaguna xanuunsan waliba ilmeynaya ayaa yiri Ma nihin dad dhaqaale heesta waxaa ahay beer wax dhalay. Isoo caawiuya
Waalidiinta dhalay yarankii xanuunka lagu Takooray oo dalbaday Caawin degdeg ah.
Kala xariir:-0615940980
Fadlan Ku Caawi oo Share Dheh si uu qof wax u awoodo u gaaro postigaan wll haka caajisin waa codsi
29/08/2021
Haku Dagdagin Jawaabta ..
Sheeg Markuu Qofku seexdo Xubin Jirkiisa Ku
Taal oo aan Seexan ββ
28/08/2021
Wasaarada Arimaha Gudaha Sucuudiga Ayaa Goordhowed Ku Dhawaqday in Dumarka 30 Kor U Dhafaay Qofkii Guursada 5000 Oo Dollar La Siin Doono
Ninkii 4 Ka Guursada intee Lacag Lasiin Doonaa
Dumarki Qureesheed Baa Lacag iyo Duco Lagugu Daraya.
16/05/2021
Abiy Ahmed ayaa isugu yeedhay dhammaan Madaxweynayaasha deegaanada Itoobiya oo uu la qaadanayo kulan socon doona laba maalmood.
Abiy Ahmed waxa uu sheegay in laga wada hadlayo xaaladaha taagan ee dalka.
Xukuumadda Abiy Ahmed ayaa la daalaadhacaysa culaysyo siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale oo soo foodsaaray sannadkii u danbeeyey, kuwaas oo ay kamid yihiin;
1: Colaadda gobolka Tigray oo sii daba dheeraatay iyo beesha caalamka oo weli qaylo dhaan diraysa.
2: Guddiga doorashooyinka oo shalay sheegay in aanay doorashada ku qabanayn waqtigii la qorsheeyey, caqabado taagan darteed.
3: Dhaqaalaha oo sagxadda tagay tan iyo wixii ka danbeeyey markii uu qarxay dagaalkii gobolka Tigray, iyo caalamka oo xannibay dhaqaalihii uu siin jiray Itoobiya.
4: Dagaalka xadka ee u dhexeeya Suudaan iyo Itoobiya oo sii xoogaysanaya.
5: iyo muranka biyo-xidheenka GERD oo meel xun maraya, dhawr fadhi oo lagaga arrinsanayeyna lagu kala kacay, (hubka uun baan gacanta dhinacyada is haya ka bixin.
Abdirahman Buux
15/05/2021
Lammaane kasta o is jecel oo haddana wada jira o wada jooga, bal weydii sirta ka danbaysa jacaylkooda..
Keliya waxay ku odhanayaan ;
" intii aanu ahayn labo xidhiidh leh, waanu kufnay o waanu kacnay, waanu jabnay o haddana waanu kabannay, dad neceb wada jirkayagana waanu la kulannay o waanu ka gudubnay, way jireen dad badan o doonayey inay nakala dilaan o ay nakala fogeeyaan balse annagu waxaanu ahayn labo aan dhibaato kasta oo ka hortimaadda u joojin, dulqaad, deggenaan iyo dareen qaybsi ayaanu kuwada joognay, ugu danbaynna waanagan guranayna midhaha jacaylkaanu usoo rafaadnay "...
Jacayl kasta o guuleystaa wuusoo turun-turooday, wuuna soo jabay, balse dhibaato kasta dulqaad iyo deggenaan ayuu kagasoo gudbay...
Waa macquul inaadan maanta dareensanayn ruuxan dhabta kuu jecel, e aad haddana jacaylka lawado..
Waa macquul inaad raadinayso waddadii aad ku kala fogaan lahaydeen ..
Balse keliya xasuusnow in jacaylka loosoo dhibtoodaa uu yahay jacayl dhala midho macaan..
U dulqaado o dareen deggenaani weheliso ku daryeel jacaylkaaga, waa hubaal waxaad goosan doontaa midho lagoosto kuwooda u macaan...
Like saar page-ka
Share sii qormadan haddaad ka heshay
Faalladaadana hoos noogu reeb
Mahadsanid..
15/05/2021
Sheeko cajiib ahπππ:
4 arday ayaa ku heshiiyey been ,
Si ay uga maqnaadaan ( imtixaan )
Waxay soo waceen macalinkooda waxay u sheegeen( in baabuurkii ay wateen meel fog lugta kaga qaraxday)aysan kasoo gaarayn imtixaanka , macalinkii wuu ka aqbalay wuxuuna u qabtay maalin kale.
Markii ay yimaadeen macalinkii wuxuu kala fadhiisiyey afar gees oo kala fog ! si ay san wax u qishin waxay u malaynayeen su,aalaha casharadii ay soo qaateen π
Waxayna ahaayeen sida tan:
1:Afarta lugood ee gaariga teebaa qaraxday?
2:sheeg saacad ay qaraxday lugta?
3:Yaa waday gaariga markii ay qarxay say?
4:halkee kala fadhideen markii ay qarxaysay?
5:Ma umaleynaysaa in si iskumid ah ugu jawaabi doontaan?
Hadaad isku mid noqtaan waad guulay sateen
Hadaad is khilaaf daan waad dhacdeen!!!!
(Kawaran)
15/05/2021
Laba kalmad u qor Madaxweynaha umada
Soomaaliya, hana ku fogaanin.β€οΈπΈπ΄
01/04/2021
Muqdisho majeceshay caasimada umada soomaaliyeed
Haa amo maya
W....
A
X...
G....
A...
R...
A...
D...
Share like and comments
01/04/2021
Maxaad utaqaan ciyaarta Noocan oo kale ah?
Fadlan fikirkaga aqooneed hoos noogureeb