Qaran somaliyed

Qaran somaliyed

Share

Khalid khayre

01/06/2021

Shaqadu waa bilàabatay
Like Saar boga oo nagu soo biir

11/01/2021

☆barafyadan da'aa laygu dow galayee naftiibaa diidanoo jidhka dubaaxisee aan dawoobee dalkeeni ma nabad qabaa??

23/11/2020

War degdeg
=========================
Waxaa saaka abaaro 6:15AM waxaa ka dhacay magaalada bahrdaar ee xarunta caasimada axmaarada weerar gantaalo ah oo ay soo tuureen maleshiyadka tigrey

17/11/2020

Haan hill u noqono qaranimadeena iyo jiritaanka midnimada somaliyed oo aynu la dagaalano kuwa kala gooynaya shacabka somaliyed iyo dalkooga

17/11/2020

Xaalada Ethiopia ayaan ahayn mid sahlan iyadoo dagaalkan ka socda waqooyiga gobolka tigree dalka Ethiopia laga cabsi qabo in uu ku fido guud ahaan dalka Ethiopia maleeshiyaadka gobolka tigree ayaa ah ku dhinac walba ka dhisan

31/10/2020

Madaxdeena fadlan share gareeya
Waa hogaamiyayaashii muslimiinta maanta aduunka aan ku noolnahay hogaamisa inana difaacada

30/10/2020

Golaha wasiirada Jamhuuriyada faderaalka somaliyed ayaa meelmariyay miisaniyada guud ee dalka somaliya iyadoo aad u kacday sanadkan 2020 misaaniyadan oo gaartay 671.8million halka ay ka ahayd sanadkii 2019 459.5million taasina waxay cadeynaysaa hufnaanta dhaqaalaha ee ay ku talaabsatay dowlada hogaanka wanaagsan uu u haayo mudane maxamed cabdulaahi farmaajo

"Dalkeena somaliya waxaa ku socda dib u dhis xaga dhaqaalaha amniga iyo siyaasada taasina waxaa cadeynaysa in uu caalamku aamino qorshaha horumarinta qaranka

26/10/2020

Waxaan aad iyo aad u bogaadinayaa qorshayaasha dib loogu furayo wadooyinka halbawlaha u ah isku socodka shacabka iyo ganacsiga taasina waxaa lagu amaanayaa madaxwaynaha DFS mudane maxamed cabdulaahi farmaajo oo muhiimada koobaad siiyay sidii shacabka banaadir loogu furi lahaa wadooyinka muhimka ah waxaan shacabka somaliyed ee reer muqdisho kula talinayaa in ay xogaha amniga ay la wadaagaan hayadaha amniga dalka

26/10/2020

Madaxwaynaha dalka faransiiska Emmanuel Macron wuxuu bilaabay isaga iyo wadamo reer Europe ah in ay ku kacaan ficil ah in ay caayaan ama aflaagadeeyaan diinta islamka iyo nabi muxamed s.c.w arintan waa in aan ka falcelinaa hadaa nahay shacabka somaliyed ee boqolkiiba boqol muslimka ah waxaan ka codsanayaa dowlada sharafta leh ee somaliyed gaar ahaan madaxwaynaha sharafta badan mudane maxamed cabdulaahi farmaajo waa in uu u jawaabaa dhigiisa faransiiska isagoo ku hadlaya magaciisa iyo magaca shacab waynaha somaliyed ee islamka ah

"Mudane madaxwayne wadamadii reer Europe waxay bilaabeen isku dhufashada muslimka taasna xil baa inaga wada saaran hadaan nahay umada somaliyed mudane ka jawaab hadalkan xagjirka ah ee uu ku kacayo madaxwaynaha faransiiska Emmanuel Macron "

23/10/2020

Fadlan haan like garayno pagekan ka hadlaya ama ku magacaaban qaranimada somaliyed oo ah inaan nahay umad jirta oo ah dowlad madaxbanaan

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jijiga