Faafinta dacwda

Faafinta dacwda

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faafinta dacwda, College & University, 0986226498, Jijiga.

11/06/2023

Duco Kugu Daraynaa🖐😀

Photos from Faafinta dacwda's post 11/06/2023

Wiil hooyadii gawracay Sidii neefki Alla yaraxma.
Dhacdo Naxdin leh hooyo xalimo oo ahayd maamo qurbo joog ah ayaa Saaka wiilkeeda ku dilay magalladda kismaayo gaar ahaan xaafada dalxiiska dhiigan iyo xinjirahan idin muuqda waa maamada dhiigeeda

Inaa illaahi waina ilaahi rajacuun waa geeri xanuun

11/06/2023

Ascww,
Waxan Halkan bulshada iyo shacbigayga reer Somaliland ugu soo gudbinayaa Riyo bushaaro wadata oon ku riyooday, 9/06/2023 Jumcahii.
Riyada fasirkeeda waxaan ka soo dhexsaaray 5 qodob. 4 waa bushaaro, 1 waa digniin.
4 busharda ah mid uun baan idinla wadaagayaa oo ah in madaxwayne Mudane. Muuse Bixi Cabdi Inuu yahay Ehlu-Jano, Insha Allah.
Qodobka, digniinta waa isku sidkan yahay, waan dagaalka Laascaanood oo ah kaadhimay, oo kugu dhimay waa shacabkeenii, ciidankeenii, waa walalaheen, waa in dhiman bulshada qaybaheega Kala duwan gacmaha isqabsadaan sidii colaadaa loodamin lahaa.
Arinta ku sidkan ee digninta ah, ee 2aad waa qabyaaladii oo dhexdeena Maraysa meel xun. Ina gayaysiin karta cawaaqib xun aynaan ka soo kaban karin.

Ugu danbayn, aynu iska dhaafno qabyaaladda, oo danta qaranka aynu u midawno.
Waa Xildhibaankiinii
Ahmedyasin

11/06/2023

RASMI : Fadhigii Golaha wakiilada ayaan wali Furmin, Shirar Hoose ayaa Socda si wayn ayay u kale Qaybsan Yihiin, Abdirisaaq oo shalay warqadii is casilaada Qoray ayaa wali Gacanta ku Haya wuxuu sugayaa in Goluhu Daadafeeyo Go'aankii Maxkamada sidoo kale Abdirisaaq Khaliif ayaa Dadaal Dheer Galinaya in aan Kursiga ku Fadhiisan Qof ka soo jeeda Deegaankiisa(Dhulbahante) Taa Badalkeeda isagoo raba in cid kale ku fadhiisato wuxuuna ku Dadaalaya in Deegaankiisa iyo Somaliland si dhamaystiran u kale Dhaqaaqaan .

Wixii Soo kordha La soco .....

09/06/2023
09/06/2023

Hotel ay Garaadada Barriga Sool soo booqdeen shalay oo caawa la qarxiyay.

Kooxdii Cabdi Madoobe oo laga mast ay muddo shaqadoodi ayay dib uga bilaabeen Muqdisho.

09/06/2023



Gabar ayaa ku daashay fadhiga kuraasta Diyaaradda lagu sugo, Wargeys ay aqrisato iyo Buskut ayay soo iibsatay fadhigii ayayna dib ugu soo laabatay.

Wax yar ka dib wiil dhalinyara ah ayaa la soo fariistay waxa ayna billowday in ay cunto Buskuta laakin xabbadii labaad markii ay laacday ayay dareentay in ninka uu la cunayo Buskuta, Marka koowaad layaab ayay ku noqotay.

Xoogaa ka dib haddana waxa ay aragtay isaga oo gacanta u soo ridanaya aadna u laba canleynaya, waxa ay dareentay caro.

Si talan taalli’ ah ayaa baakaddii dhinaca kale looga baxay, iyadoo indhuhu cas yihiin ayuu u soo taagay jab ka mid ah xabbaddii igu dambeysay 😂.

Joornaalkeedii ayay iskulaabtay, boorso yar oo nuuca garabka lagashado oo ay wadatayna horay ayay u sii laacday , Kursigii ay diyaaradda ku lahayd ayay dhabar dhabar isugu tuurtay iyadoo neefta ay tuureyso aan la qiyaasi karin carada ay xambaarsan tahay aawadeed 😡.

Daqiiqado ka dib ayay furtay Boorsadii ay gacanta ku wadatay saa waxaa ku jiro Buskutkii ay soo iibsatay oo sajil ah ( xiran) 🤔.

Waxa ay dareentay ceeb iyo xishood, waxa ay ogaatay in Buskutka ay cuntay keeda uusan ahayn oo uu watay Ninka.

Sidoo kale waxa ay ogaatay in qof wanaagsan oo deeqsi ah uu ahaa ninkaas.

Xikmadda sheekada:

Waxaa jiro wax yaabo qofka isaga oo uusan xaq u lahayn loo daayo sababo dhawr ah aawadeed.

1.in buuqa iyo waxa ka immaanaya aawadeed laga fiiriyo

2.qofkaa oo la dhawrayo dareenkiisa Bini aadannimo

3. qofka tanaasulayo oo sharaftiisa ilaashanayo.

Sidoo kale waxaa ku jirto in xukun deg deg ah aan la iska ridin.

Adiga maxaad ku dari lahayd.?

09/06/2023

Waxay sidaan kore usoo qaad bayjka dakii
Deeegank waa ku yar yahee🤣🤣🤣🤣

09/06/2023

Xasuusin caawa waa habeenkii khayrka badnaa ( Jimce) aan saliga Nabbiga ﷺ badino.

08/06/2023

Walkeen ha loo soo duceeyo

07/06/2023

Soomaalida sheekooyin yaab leh Ayaad Ka maqli
•Wabi la sonkoreeyey!
•Hal aas qaran Loo sameeyey
• Maantana geed Loo baroortay Ayaa la sheegayaa!!

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


0986226498
Jijiga