Dunida Way Dhamaanaysaa Farxadeeda Iyo Murugadeeda, Cumrigana Wuu Dhamaaan Doona Kiisa Dheer Iyo Kiisa Gaaban, Qof Walbana Waxuu La Kulmi Doona Rabbigiisa Markaas Maal Iyo Caruur Toona Waxba Tari Mayso Marka Laga Reebo Kuwa Alle Ula Yimaada Qalbi Fayow.
اللهم اجعلنا ممن يأتونك يوم القيامة بقلب سليم🤲😢.
Xaqiiqada dunida
cabdi
Waa ceeb inaad gabar weydiiso ineey lacag rabto iyo in kale xitaa hadii ay shaqeeso.
My brother iyadu waa gabar markastana wey iska baahantahay.😆😅🤣
Kaftan lee weeye 🤣🤣🤣🤣
17/01/2023
Waan ka aqbalnaa kuwa aan u nugul nahay cudur.daaryadooda😢
Waayo Naf wax jecel way qanci ogtahay😔🥺
😢😢😢😔😔
Bal cajaaibta rabi u fiirso markii uu ku abuurayay nafta waa lagugu afuufay😢😢
Markay kaa baxayso naftuna waxaa lagaga saaraya rafaad iyo xanuun😢😢
Nabi muxamed صلى الله عليه و سلم Wuxuu maray sakaraadka umadiisa😔😔😔😢
Wuxuu ku dhawaaqayay لا إله إلا الله،إن للموت سكرات😔😔
((Ilaah xaq lagu caabuda ma jiro ilaahay mooye))
Geeridu waa sakaraat ((waa xanuun))😔😔😔
NAGUSO BIIR
Alxamdulilah Aniga iyo Adiga waxan kamid naqanay kuwa nasiibka u helay iney maalinkale ubilaabanto taaso ah fursad kale aan ilaahey ku raali galin karno
Allahayow Adoomadaada ayaan nahay Naxariista hana seejin yaa rabi🤲
12/11/2022
Muxuu dheemanku uga qaali noqday dhagaxa? 🗻Waayo dheemanka waa mid dhulka ku qarsoon dhagaxa se meel kasta waad ka heli. Sidaas oo kale gabadha xijaaban waa dheeman qaaliya mana mudna inuu helo qof kasta🧕 🖤
Jidka nolosha waxaa ka buuxa dhagxaan ha isku daalin inaad kala firdhiso, laakiin uruuri oo ka dhis salaan/ 🏗jaran jaro si aad ugu fuusho nolosha🏙🤎⚡
✋
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Jijiga
HAMARO