, institute of nursing followers, we have updated our online lesson so please avail your self and get the lessons, thanks
Iftiimiye institute of nursing
macadka barashada xirfada kakaaliyayasha
24/01/2024
institute of nursing !!!
wuxuu sii wada doonaa Casharadii muhiimka ahaa ee uu madashan ka bixin jiray, kana faa'iidaysan jireen arday badan ama xirfadleyaal badan oo ka mida bahwaynta , kuwaas ooynu ognahay kaalinta muhiimka ah ee ay kaga jiraan Adeeg bixinta caafimaad ee bulshadeena.
darteed waxaynu halkiisii kasii wadi doonaa inoo socotay ee ahayd -surgical nursing.
Insha allah classka bari waxaynu baran doonaa xanuun muhiima inta badana kusoo badanaya bulshadeena kaasi oo ah ( ).
Waxaynu si qoto dheer u dul istaagi doonaa:
1. Muxuu yahay (What is ).
2. Maxaa soboba (Etiology of ).
3. Imisa qaybood ayuu u kala baxaa (Types of ).
4. Astaamaha iyo calaamadaha lagu yaqaan (Sign and symptoms of ).
5. Sida loo xaqiijinkaro (Diagnosis of ).
6. Maaraynta kalkaaliyuhu ku leeyahay (Nursing management of ). Khaasatan qaybtan waxa aynu ku lafa guridoona sida uu kalkaaliyuhu ugu samayn karo daryeel caafimaad oo ku haboon bukaanka qaba isaga oo raacaya geedisocodka Kalkaaliyaha ( process).
Sidaas darteed la socod wanaagsan insha allah...
02/12/2023
institute of nursing....
Barashada xirfada Kalkaaliyenimada ee Iftiimiye waxaa uu dib u bilaabi doonaa kalaasyadii onlineka ahaa.
Waxaan bilaabi doonaa health assessment...... caafimaad ee Kalkaaliyuhu sameeyo, si ay mar labaad uga faa'iidaystaan ardaydii aan la socon markii h**e een maadadaas dhignay casharadeeda.
baadhista caafimaad ee kalkaaliyuhu sameeyo waxaynu ku baran doonaa:
caafimaad ee kalkaaliyuhu bukaanka ka qaado. ( health history taking).
uu kalkaaliyuhu ku sameeyo bukaanka jidhkiisa. ( physical assessment). Iyo
Daryeelka caafimaad ee uu kalkaaliyuhu siinayo bukaankasta. (Making process of each patients case).
maadadani tahay mid muhiim u ah dhamaanba shaqooyinka daryeel ee la rabo inuu kalkaaliyuhu siiyo bukaankiisa waxaan idin leeyahay la socod wanaagsan insha allah, wixii talo iyo fikir ahna nagula wadaag qaybta comments waanan idin soo dhawaynaynaa markastaba insha allah......
xidhnow institute of nursing!!!!!!!!
28/11/2023
between , and
ku kala duwan yihiin , iyo -juuc
( ): waa xaalad ay jidhka dibada kasoo weeraraan ili-ma aragtay sida bacteria ama virus islamarkaana ay ili-ma aragtaydaasi bilaaban inay ku tarmaan ama bataan gudaha jidhka.
( ): waa xaalad unugyadii jidhka ay dhaawacaan ili-ma aragtaydii jidhka soo gashay ee ku tarantay, islamarkaana calaamadihii ama astaamihii cudurkuna qofka ka soo baxaan.
-juuc( ): waa xaalad aaminaad maskaxeeda oo uu qofku is aaminsiinayo in ay wax ka qaldanyihiin oo uuna sidiisii h**e ahayn.
19/11/2023
.... bishaaro.... bishaaro
barashada xirfada kalkaaliyenimada ee Iftiimiye( institute of nursing) waxaa uu ugu bishaaraynayaa cidkasta oo danaynaysa barashada aas-aaska u ah barashada xirfada kalkaaliyenimada in uu bilaabi doono kalaasyo toosa oo mudo kooban socon doona kuwaasi oo uu ardaygu ku baran doono kala ah:
(Barashada qaabdhismeedka jidhka)
(Barashada qaab shaqeedka jidhka)
of nursing(Barashada xirfadaha aas-aasiga ah ee kalkaaliyenimada)
health assessment(Barashada baadhista caafimaad ee kalkaaliyaha)
-surgical nursing(Barashada maadada daawaynta iyo qaliinada ee Kalkaaliyeyaasha).
Hadaba dhamaanba maadooyinkasi waxaa kuu dhigi doona macalimiin kaa dhisaya Aqoonta iyo xirfada labadaba, waxaana lagaaga haqabtiri doonaa Afkaaga hooyo.
Isdiwaangalintu waa ay bilaabantay tirada ardayduna waa mid kooban laba kalaas oo min 20 arday oo kali ah (Total: 40 arday).
Hadii aad diyaar tahay fadlan isdiwaangali adiga oo la xidhiidhaya lanbaradan hoose:
+251922571777 ama
+251915086846
26/09/2023
followers
try to answer this important question!
1. Differentiate between and ?
Share your answer in the comments area
wadaag asxaabtaada aqoonta.
01/09/2023
. Oncology questions:
1. Mr. Ali has been diagnosed with bone cancer. You know this type of cancer is classified as:
A. Sarcoma
B. Lymphoma
C. Carcinoma
D. Melanoma
2. Nurse Farah is caring for a client following a mastectomy. Which assessment finding indicates that the client is experiencing a complication related to the surgery?
A. Pain at the incisional site
B. Arm edema on the operative side
C. Sanguineous drainage in the Jackson-Pratt drain
D.Complaints of decreased sensation near the operative site
3. The nurse is admitting a male client with laryngeal cancer to the nursing unit, which is the most common risk factor the nurse assesses for this type of cancer.
A. Alcohol abuse
B. Cigarette smoking
C. Use of chewing to***co
D. Exposure to air pollutants
4.The female client who has been receiving radiation therapy for bladder cancer tells the nurse that it feels as if she is voiding through the va**na. The nurse interprets that the client may be experiencing:
A. Rupture of the bladder
B. The development of a vesicova**nal fistula
C. Extreme stress caused by the diagnosis of cancer
D. Altered perineal sensation as a side effect of radiation therapy
5.A 25-year-old patient is inquiring about the methods or ways to detect cancer earlier. The nurse least likely to identify this method by stating:
A. Annual chest x-ray.
B. Annual Pap smear for sexually active women only.
C. Annual digital re**al examination for persons over age 40.
D. Yearly physical and blood examination
institute of nursing
22/08/2023
, asxaabta ku xidhan bogan institute of nursing, oo ah meel aan ugu talo galnay bal ugu yaraan inan kusoo gudbino waxa yar ee aanu isleenahay dhalintiina baranaysa aqoonta kalkaaliyenimada waad ku biirin kartaan ama waad uga faa'iidayn kartaan, anagoo xooga saarna inan markasta kusoo gudbino luuqadeena hooyo ee afka soomaaliga hadba mawduuca aan ka hadlayno, sidas darteed maadaama uu Mudo Sanad ka badan uu hawada ku jiro bogeenani si aan qiimayn guud ugu samayno mudadaas wixii waxtar ah een bal idinku soo kordhinay iyo fikradaha, talooyinka iyo soojeedintiinaba, waxaan idinka codsanaynaa inaad wixii aad haysaan aad noogu reebtaan qaybta comments!
mahadsantihiin dhamaantiinba
19/08/2023
Case scenario (Medical-Surigal course)!!!!!
1. 21 year old male patient is admitted to the surgical ward of Gode hospital with suspected
appendicitis, the patient states that he has a pain around umbilicus that extends into the lower
part of his abdomen, specifically the pain is between anterior superior iliac spine and the umbilicus. This area is known as what?
A. Rovsing's point
B. Hamman's point
C. Mc Burney's point
D. Murphy's point
2. Suppose you are providing education to a group of nursing students about the care of a patient with appendicitis. Which statement by the student requires re-education about your teaching?.
A. "after appendectomy the patient may have NG tube to remove stomach fluids and swallowed air.
B. "non-pharmacological techniques for a patient with appendicitis include application of heat to the abdomen and side lying ".
C. "the nurse should monitor the patient for S/S of peritonitis ".
D. " it is normal for some patients to have shoulder pain after appendectomy ".
3. A patient is recovering after having an appendectomy. The patient is 48 hours post operative from surgery and tolerating full liquids, the physician orders for the patient to try solid foods, what type of foods should patient incorporate in their diet?
A. Foods high in fiber
B. Foods low in fiber.
C. Foods high in carbohydrates.
D. Foods low in proteins.
18/08/2023
's question
1. One aspect of implementation related to drug therapy is:
A. Developing a content outline.
B. Documenting drugs given.
C. Establishing outcome criteria.
D. Setting realistic client goals.
2. Using Abraham Maslow’s hierarchy of human needs, a nurse assigns highest priority to which client need?
A. Security
B. Elimination
C. Safety
D. Belonging
3. A female client who received general anesthesia returns from surgery. Postoperatively, which nursing diagnosis takes highest priority for this client?
A. Acute pain related to surgery.
B. Deficient fluid volume related to blood and fluid loss from surgery.
C. Impaired physical mobility related to surgery.
D. Risk for aspiration related to anesthesia.
4. Following a tonsillectomy, a female client returns to the medical-surgical unit.The client is lethargic and reports having a sore throat. Which position would be most therapeutic for this client?
A. Semi-Fowler’s
B. Supine
C. High-Fowler’s
D. Side-lying
5. Critical thinking and the nursing process have which of the following in common? Both:
A. Are important to use in nursing practice.
B. Use an ordered series of steps.
C. Are patient-specific processes.
D. Were developed specifically for nursing.
13/08/2023
-Surigal nursing ( iyo ee kalkaaliyeyaasha).... Con't....
and management of patients with disorders ( iyo Bukaanada qaba )...
and physiologic overview ( ku saabsan qaabdhismeedka iyo shaqada )....
-Qanjidhada habdhiska dheecaanadu ka koobanyahay waxaa ka mida:
, , , , islets, and **es.
-Qanjidhada habdhiska dheecaanadu waxay si toosa dheecaanka ay soo saaraan ugu sii dhaxdaayaan dhiiga, Tani oo ka soocaysa Qanjidhada kale ee dheecaanada ay soo saaraan ku sii daaya jidhka dibadiisa ama mindhicirada dhaxdooda sida soo daaya dhididka glands.
waa qanjidh si guud u maamula dhamaan Qanjidhada kale ee habdhiska dheecaanadu ka koobanyahay ( gland) Sidoo kale waa isku xidhaha habdhiska dareemayaasha iyo habdhiska dheecaanada)....
biir iftiimiye institute of nursing.
LA wadaag asxaabtaada aqoonta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
04
Jijiga