18/07/2024
Waxay maanta Ku umushay Hospitalka shekh xasan yabare specialized Referalka ee Jaamacadda Jijiga, Nimco Ibrahahin waa ardayad Imtixaanka Fasalka 12 aad ee heer qaran maanta Maadadi ugu danbaysa ku gashay Hospitalka dhexdeda waaxaan u rajaynayaa insha allah Guul iyada iyo ilmuhuna way caafimaad qabaan. Hablaheenu waa Geed aday meel walboy Joogaan .
በጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ የ12ኛ ክፍል መልቀቂያ ፈተናዋን እየወሰደች የምትገኘው ተማሪ ኒሞ ኢብራሂም የልጅ እናት ሆናለች፡፡ በጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ስፔሻላይዝድ ሆስፒታል ልጇን ወልዳለች፡፡
ብዙ የለፋችበትና የተዘጋጀችበት የ12ኛ ክፍል ፈተና እንዲያመልጣት ያልፈለገችው ተማሪ ኒሞ፤ ከሆስፒታል ሆና የመጨረሻ ቀን ፈተናዋን በመውሰድ ላይ ትገኛለች፡፡An inspiring example of perseverance: Nimo Ibrahim Ismail, one of our 2nd round Grade 12 national exam students, gave birth today at JJU S.H.Yabare Comprehensive Specialized Hospital. Despite the challenges, Nimo refused to miss the opportunity to take her Grade 12 exam, which she had worked so hard for.
Thanks to the dedication of the National Exam Administration, she was able to complete her exam from her hospital bed. Nimo's determination and strength are a testament to the power of resilience and commitment.