Saacadii Soo Gashaba Waan Ku Saadaaliyaa
Adna Saban Xun iyo Sawir baan kuu Ahaa
shariifadu way garnaqsatay
Journalist Anwar bashir
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Journalist Anwar bashir, College & University, Jijiga.
Ciid wanagsan
Arsena every yerarl 😀
Waxba ku dhacay 😀😀
Laa socod wanagsan
22/09/2024
inaad shilimaad hesho, dharkaaguna ay iska qurux badan yihiin, jeebkaaguna iska buuxo laakiin maskaxdaadu ay fikir ka madhantahay ama ka qaawan tahay oo aad u noolataato sidii xoolaha midaas ayaa ah faqiirnimada dhabta
Warkani wa tiijaabo
Malinti iguu horaysay een tijabiyoo
02/09/2024
Ha nicin qofna si kastoo qalad weyn kuugu sameeyaan😠
U noolow si fudud si kastoo aad dhaqaale badan u hesho😍
Dhanka fiican wax ka eeg mar kasta si kastoo nolosha kuugu adag tahay😚
Bixi wax badan xitaa haddii wax yar ku soo galaan ama aad heysato😞
La xiriir kuwa ku hilmaamay,
Cafi kuwa ku xumeeyay,
Ugu ducee waxa ugu wanaagsan kuwa aad jaceshahy
29/08/2024
: Shirweynaha Midnimada Dhalinyarada Beelaha Akisho ee Somaliland oo caawa Hargeysa ka dhacay .
25/08/2024
Wax walbo kuciyaar lkn waliga haku ciyaarin dareemaha bini aadamka😥💔
Feeryahanka reer Taiwan Lin Yu-ting ayaa noqotay feedhyahankii labaad ee dumar ah oo uu soo kala dhex galo muran jinsi oo ku guulaysta dahabka Ciyaaraha Olombikada ee , taasoo kicisay muuqaalo farxad leh taageerayaasheeda. Imane Khelif Aljeeriya, oo sidoo kale la kulmay baaritaan, ayaa hadda xareynaya dacwad kadeed ah oo dhanka internetka ah.
Funny animal 😄
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Culinary Team
Attire
Contact the school
Telephone
Website
Address
Jijiga