Khadar axmed karuur

Khadar axmed  karuur Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khadar axmed karuur, Tutor/Teacher, Jijiga.

Mw xasan sheikh maxamud waad ku mahad santahayIn caad cadayso mowqifka aad kahadashay
18/02/2024

Mw xasan sheikh maxamud waad ku mahad santahay
In caad cadayso mowqifka aad kahadashay

11/01/2024

Dad's isbadbadala mine fiicanyihiin
Mise way wanaagsan yihiin
Dhanka mawqifka ama go.aanka

09/12/2023
Moholin school
08/10/2023

Moholin school

Moholin school
08/10/2023

Moholin school

26/07/2023

Subxaanalaah waa yaab iyo wax aan h**e loo arag loona maqlin
Xukuumadii dhanayd ee dds ayaa golaheedii xildhibaanada
Ee loo doortay in ad kasha qeeyaan danta umada sodoratay ayaa waxay ansixiyeen xeer ogolaanaya in wixii faakihaysiya lacan shuuro
Khamradana aan lacan shuurin
Waa yaab xeerka wixii umadu qawtaldaruuriga u ahayna can shuuray
Khamrigiina free ka dhiga
Xildhibaanadu mawaxay leeyihiin khamrada halag gancsado
Mise iyagaa leh meherado iibiya khamrada
Mise waan ka yaabaye iyagaaba fasahaaday
Waa sidee xaaladu waa kaa taladii xildhibaanadii aynu dooranay dadow ka taliya
Xildhibaanka taageeray ama u fududeeyey arintaas waa lagu waydiin doonaa qiyaama

20/07/2023

Somali hadaan nahay yaa naqolo qoleeyey oo qoysba meel ku xidhay

Hadana yidhi qaran baad tahaye ha ugudbin midkale

19/06/2023

Damaaci iyo nacasnimo waa dulmi dad badan
Door ama dood kadhigtaan deeq duna waa mid lagu hodmaa ee alawo nasiisaye noo soo siyaadi

Galab wanaagsan asxaabta aanu jecelnayow
12/06/2023

Galab wanaagsan asxaabta aanu jecelnayow

07/06/2023

Happy brithday
Hanbalyo dhalasho wac
Alxamduli laahi

Maanta oy taarikhdu tahay 7jun/2023
Kuna beegan 19,dhul qida 1444
Oo lamid ah 30/9/2015ec
Waxa reerka ku soo biirtay gabadh
Oo ku dhaltay cibitaalka guud ee dagmada gaashaamo
Waxaan leeyahay soo kor oo noqo tii dalkeeda iyo diin teedaba an facda

Insha allh aamiin aamiin

Nasiib iyo nuur eebe ha ku gu sugo halkaad dooyaso Hañkaagu yuusan hose marin idta aadan rabin ee raac Haka raagininta r...
15/05/2023

Nasiib iyo nuur eebe ha ku gu sugo halkaad dooyaso
Hañkaagu yuusan hose marin idta aadan rabin ee raac
Haka raagininta raacda raadkii rasuulkeena csw

Haliicn hanacin
Celi markasta caqligaaga
Ileen waa dabasha oo kalee
Nacana yuusan kugu wiirsan caqliga wanagsan inta sxbka safkoda noqo

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar axmed karuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category