Qalbi Turjuban ußaahan

Qalbi Turjuban ußaahan

Share

Ku so dhawoow qalbi furan �

22/07/2023

Qofka haduu katago xitaa
Adigo ubahan
Waxba ha israacin noolashiisa
Ee samir una muuji
Inaad la aanti jiri karto

22/07/2023

Follow
And
Share

11/07/2023
Photos from Qalbi Turjuban ußaahan's post 28/05/2022

Noolasha waxay ku tusaysa wajiyo kala Duwan
Oo kala dhaqan ah iyo riyooyin been ah
Oo ku horseedayo dhibaato
Dunida ha isku dhiibin jaceylkana ha isku dhiibin
In taad Nooshahayna Kalsoonida badan iska yaree ❌

13/01/2022

Qalbigeyga marna k**a daayo in aan ku xazuuzto waliba mamarka qaar aan u malayo in aad ilaa joogto oo kale waxana ii sawirimo wajigaaga ahaa aniga farXadayaD waxana dareema in aan ahaY qofka dunida oogu farxada badan oo helaY Qofka duniDa ugu Wngsn

17/12/2021

Xili walbo qalbiyo waxa jiro xadir u ah dad kale noolashooda Iyagoon xuriyad u lahayn in ay kala xajoodan qisooyinka mudo ku oodan xeerada qalbigooda
waliba xisaabiya wakhtiga Kana sii fikira xalada Iyo sidey ku dhaafi lahayn xuduuda 💥💔

24/11/2021

Hadii Dad sheegaya
Ama aqoon u leh Aan arki lahayn
Waxay ii noqon laheed aniga farxadeyda
waayo dhagaheyga haday ku yaradaan mgceda indhahaygana ay ku yaradaan arageeda
Qalbigayaga isaga ayaa iska ilaawi laha 💥💔

23/11/2021

Wakhtiga wuxu ku baraya qof Aad aqoon u lahayn
Markaad aqoon uyeelatana
Isla wakhtiga ayaa kaa fogeeynayo
Wuxu kulmiyay barashadiina
Wuxuna ku dhameeyay
Kala dheeransho abid ah

Q.T.U💔💥

21/11/2021

Kalmada jaceylka waxan u haystay wax ay dadka iska dhahaan balsa ma aminsaneyn in ay qof badali
Ayna dili karto ama waxyeeleyn kasoo gari karto 💥💔

21/11/2021

Hadii Aad farxad matali karto
Adigoo dhawacan dadkana u dhoola-cadeeyn karto
Maxa murugtan baas qoorta Ku suray oo ay kugu qasabtay in aad dadka dhan ka dhaxbaxdo 💥💕

17/11/2021

Marar badan kadib waxaan jecladay Kalida
Waana mida kaliya een wax dhawac iga soo gareyn

🌏⁉

17/11/2021

Dadku waxay wareystaan dadka guulaystay
Balsa aniga waxaan wareeysta dadka guuldareystay
Waayo waxay og yhiin wadooyin badan oo guusha loo maro madama ay hal wado ku guuldareysteen

Follow me si,aan kugu faa,iideyo⁉🌏

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Najiibhussien@gmail. Com
Jijiga