03/09/2024
Dhamaan walaalaha Danaynaya Barashada cilmiga sharciga Ah Gaar-ahaan baabka Caqiidada, waxaan ogaysinaynaa inla Bilaabayo kitaabkii 2aad ee faniga Caqiidada Ah
👤: ustaad Cabdiraxman xasan shafec
🕌: goobta Mac.hadka imaamu nawawi Q.1
🗓: Khamiista 05/09/2024
⏰️: saacadu waa 2:30galinka Dambe
FG. waa Khamiis iyo jimce bas
Waana Rag iyo dumar
✍️ Abu Mascud