Rift Valley University, Jigjiga campus

Rift Valley University, Jigjiga campus

Share

We are dedicated fule the engine development, the potential and the work force of the country

Photos from Rift Valley University, Jigjiga campus's post 16/08/2025

Rift valley university jigjiga campus
Were successfully completed 8th
round Graduation ceremony.

13/08/2023

congratulation Rift Valley University Dire-dawa Campus

Photos from Rift Valley University, Jigjiga campus's post 28/02/2023

Ogaysiis.

Jaamacada Rift Valley laanteda Jigjiga waxay ogaysiinaysa qofkasto danaynaya in ay wali socoto isdiwaan galinti sanad ka 2023 GC /2015 Ec.

Culuumta ay Jamacadu sanadkan bixinaysaa waa sidan Hoos kuxusan.

FIRST DEGREE PROGRAMS:
1. Accounting and Finance(B.A)
2. Management
3. Business Management (B.A)
3. BSc Nursing

TVET (DIPLOMA PROGRAMS)
1. Accounting
2. Clinical Nursing

Photos from Rift Valley University, Jigjiga campus's post 11/04/2022

Rift valley university, dhamaan laamaheeda kala duwan ee wadanka gudihiisa waxaad kahelikartaan culuum kala duwan, hadaba waxa la ogaysiinaya ardeyda rabta in ay jaamacada wax kabartan in ay wali socoto diwaan galinti sanad ka 2014 Ec

25/09/2021
08/08/2021

RVUJC 4th graduation ceremony

Photos from Rift Valley University, Jigjiga campus's post 07/08/2021

Rvu, jigjiga campus 4th round graduation ceremony on August 7, 2021Gc.

Photos from Rift Valley University, Jigjiga campus's post 07/08/2021

Rvu, jigjiga campus 4th round graduation ceremony on August7, 2021Gc.

Photos from Rift Valley University, Jigjiga campus's post 07/08/2021

Maanta oo taarikhdu tahay bisha August 7, 2021. Waxaa ka qalin jabiyay Jaamacada RIFT VALLEY laanteda Jigjiga dufcadii afaraad oo tiradoodu dhantahy 948 arday.
ardeydan oo kaqalinjabiyay programs kaladuwan iyo departments kaladuwan.
programs waxaa kamida.
# Regular program.
# Evening program.
# Weekend program iyo
# Open and distance education.
departments ardeydu kaqalinjabiyeen waxaa kamida.
@ DEDGREE PROGRAM:
B.A in Accounting.
B.A in Management.
B.A in Business management.
BSc in Nursing.
@ DIPLOMA PROGRAM:
Accounting.
Clinical Nursing.
xaflada maanta oo siheer sare ah loo abaabulay ayaa kadhacdey S.R.S Management and public service college waxaana kasoo qayb galay martisharaf badan oo kaladuwan.

31/05/2021

Rift Valley University - RVU
Hub of Exellence!!!

27/04/2021

Ogaysiis.
Jaamacada Rift Valley University laanteeda Jigjiga waxay ogaysiinaysa qof kasto danaynaya in ay socoto isdiwaangalinti sanadkan 2021/2013.
Culuumta ay bixinayso jaamacadu sanadkan waa sidan hoos kuxusan:-

FIRST DEGREE PROGRAMS:
1. Accounting and Finance (B.A)
2. Business Management (B.A)
3. Nursing (BSc)

TVET ( DIPLOMA PROGRAMS)
1. Accounting
2. Human Resource Management
3. Clinical Nursing
4. Information Communication Technology.

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Jijiga