Abdi Risaaq Daahir Abdi

Abdi Risaaq Daahir Abdi

Share

Nabad iyo nolal ayaan u ahay tageer had iyo jeer soomliya ha noolaato

Photos from Abdi Risaaq Daahir Abdi's post 15/08/2022

Durtaba xubno ka tirsan guddida Doorashada Kenya ayaa la dhaawacay.

15/08/2022

Wax ka ogow Madaxweynaha cusub ee Dalka Kenya.

William Ruto ayaa noqday Madaxweynaha Dalka Kenya , Ruto wuxu ku dhashay magaalada loo yaqaano Kamaguta tariikhdu markay ahayd 21/12/1966-kii.

Ruto wuxu jaamacada ka qalin jabiyay 1990-kii isagoo bartay Botany and Zoology ( Cilmiga Barashadda Dhirta iyo Xayawaanka) , jamacadisii Labaad Master-ka wuxu ka qalin jabiyay cilmiga loo yaqaano MSC -Plant ecology (Barashadda Dhirta) sanadkuu markuu ahaa 2011-kii , Jamacadisii sedexaad ee PHD-ga waxa uu ka qalin jabiyay 2018-kii.

2018-kii markii uu dhameeyay Jamacadisii 3aad wuxu xubin ka noqday Christian Union , wuxu kale oo uu noqday Gudoomiyaha Jaamacada Nairobi.

Ruto sanadku markuu ahaa 1997 wuxu noqday xubin kamid ah barlamaanka dalka Kenya , waana halka uu siyaasada kasoo galay , ugu danbaytiina Ruto waxa uu noqday Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya 06 October 2014-kii.

Ruto 8 bishii October 2014-kii Laba maalmood kahor uun markii la doortay wuxu ahaa ku simaha madaxweynaha dalka Kenya , isago marka madaxweynaha Kenya tagey maxkamadda aduunka ee Heeg.

2017-kii mar labaad ayaa isaga iyo madaxweynaha dalka Kenya Uhhuru Kenyaata ku guulaysteen doorashada dalkaasi.

2020 waxa la oo magacabay gudoomiyaha Xisbiga Isbahaysiga ee UDA , waana xisbiga uu hadda ka tartamay ee uu kusoo baxay.

Diinta uu aaminsan yahay waa Christian.

Dadka sida dhaw u yaqaana waxay ku tilmaaman shaqsiyadiisa Ruto inuu yahay nin aad u dhibadan , waxa lagu eedayaa inuu gaystay Dil , inuu xaday dhul , inuu Hotel uu isagu leeyahay si sharci daro ah ku dhistay , sidoo kale inuu ka qayb qaatay rabshado ka dhacay dalka Kenya.

Rutto oo ay xaaskiisa is guursadeen 1991-kii oo lagu magacaabo Rachel waxay u dhashay 6 caruur ah , waxaana la sheega inuu haysto Cunug yar oo sharci daro ku dhalay.

15/08/2022

WAR DEG DEG AH: William Ruto ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha Kenya. !

Photos from Abdi Risaaq Daahir Abdi's post 14/08/2022

Raysal wasaaraha Itoobiya Dr: Abiy Axmed Cali ayaa kasoo degay aagga wax soo saarka beeraha ee degmada Tulli-guuleed gaar ahaan tuulada Kulule.

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiin heer deegaan ah ayaa wafdiga qaabilay.

~Warbaahinta Itoobiya.

03/03/2021
01/03/2021

Maxay ku Tahay in ay kawada hadla yaan
Midawga musharaxiinta iyo Rw mohmed Husein Rooble oo ay horaan xal u wad gaadhen isGa iyo midawga muraxiinta waxaa maanta kulanka ku cusub Rw h**e xasan Ali khayre maxay kulatahy in uu kulan kan ku soo gaba gaboobi doon

25/02/2021

Waxay ilatahy in uu midawgu wali tanaa sulin
Lkn ay cabsi Aan jirin ku abuura yaan shacabka xasan Ali khayre wuxuu ka dhawaajiyay in uu is Afgarad dhax maray midawga mushraxiinta iyo xafiiska Rw lkn ay wali qabaan fikirkii banaabax

25/02/2021

Ilama aha in ay xal keeni karaan beesha caalamku maxaa yeelay majiro xilaaf u dhaxeya labo wadan ee waa khilaaf u dhaxey muraxiinta maylka adag iyo dowlada faderaalka soo uma muuqato musharixiitu in ay siyaasadii dowlada ay farah u galiyeen Beesha caalamka maxay kulatahy in uu shirku kusoo dhamaan doono Alle khyr haka dhigee

Photos from Abdi Risaaq Daahir Abdi's post 24/02/2021

Waxatarka ciidmada Gor gor waa mid kamuuqta dhamaan cadoGa soomliyed
Waxaan aad ugu faxasanahy in soomaliya leedahay ciidmada Gor gor iyo
Harmacad Allow dhowr ciidan keena

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jijiga