Ururka Midawga Ardayda DDSI UMA

Ururka Midawga Ardayda DDSI UMA Welcome to the official page of Ethiopian Somali United Student's Association (USA)

15/01/2019

WELCOME TO THE OFFICIAL PAGE OF SOMALI REGIONAL STATE(SRS)
UNITED STUDENT’S ASSOCIATION(USA)

Waa tartan aqooneed loo qabtay dugsiyada sare ee mmj oo ay soo diyaariyeen ururka midowga ardayda DDSI ee jaamacada jigj...
03/05/2018

Waa tartan aqooneed loo qabtay dugsiyada sare ee mmj oo ay soo diyaariyeen ururka midowga ardayda DDSI ee jaamacada jigjiga oo kaashanaya xafiiska waxbarashada DDSI iyo jaamacada jigjiga oo lagu soo xidhay hoolka shirarka ee xafiiska waxbarashada DDSI.
Waxaana soo xidhitaankii tartankan kasoo qaybgalay waziir kuxigeenka xafiiska waxbarashada DDSI iyo madaxweyne ku xigeenka jaamacada jigjiga ee dhinaca waxbatashada iyo cilmibaadhista iyadooo halkaasna lagu guudoonsiiyay abaalmarino kala duwan ardaydii ka qaybgashay iyo dugsiyadiiba.

Tababarka horseedka ardayda iyo awood siinta gabdhaha ee dhanka waxbarashada oo uu soo diyaariyay ururka midawga ardayda...
09/03/2018

Tababarka horseedka ardayda iyo awood siinta gabdhaha ee dhanka waxbarashada oo uu soo diyaariyay ururka midawga ardayda DDSI ee jaamacada jigjiga oo kaashanaya xafiiska waxbarashada DDSI iyo JAAMACADA JIGJIGA
Oo ay kasoo qaybgaleen mudane ibrahim adam mahad: waziirka xafiiska waxbarashada DDSI iyo marwo raxma suldaan maxamuud:waziirada xafiiska arrimaha baweenka iyo caruurta DDSI
"KA QAYBGALKA ARDAYDA EE DHINACA WAXBARSHADA AYAAN KU XAQIIJINAYNAA GEEDIGA TAYAYNTA WAXBARSHADA EE DDSI"

Jju legends
24/02/2018

Jju legends

Waa shir lagu dhisayay ururka midowga ardayda DDSI ee jaamacada qabri dahar oo uu soo diyaariyay ururka midowga ardayda ...
20/02/2018

Waa shir lagu dhisayay ururka midowga ardayda DDSI ee jaamacada qabri dahar oo uu soo diyaariyay ururka midowga ardayda DDSI ee jaamacada jigjiga oo kaashanaya xafiiska waxabarashada DDSI

Shir lagu dhisayay ururka midawga ardayda ddsi ee maamulka magaalada qabri dahar oo ka dhacay magaalada qabri dahar shir...
20/02/2018

Shir lagu dhisayay ururka midawga ardayda ddsi ee maamulka magaalada qabri dahar oo ka dhacay magaalada qabri dahar shirkaas oo uu soo diyaariyay ururka midawga ardayda DDSI ee jaamacada jigiga oo kaashanaya xafiiska waxbarashada DDSI
"KA QAYB GALKA ARDAYDA EE WAREEGTADA WAXBARASHADA AYAAN KU XAQIIJINAYNAA GEEDIGA TAYAYNTA WAXBARASHADA EE DEEGAANKA"

tababar uu soo diyaariyay ururka midowga ardayda DDSI(UMA JJU) ee jaamacada jigjiga oo kaashanaya xafiiska waxbarashada ...
14/01/2018

tababar uu soo diyaariyay ururka midowga ardayda DDSI(UMA JJU) ee jaamacada jigjiga oo kaashanaya xafiiska waxbarashada DDSI iyo jaamacada jigjiga ayaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee xafiiska waxbarashada DDSI kaas ooy ujeedadiisu ahayd in la xaqiijiyo tayada waxbarashada iyadoo la isticmaalayo ka qaybgalka ardayda

here is the jigjiga university's ethiopian somali students union delivering voluntary tutorial classes to especialy stud...
30/12/2017

here is the jigjiga university's ethiopian somali students union delivering voluntary tutorial classes to especialy students of the science and technology colleges in five nights of the weak.
waa xubnaha ururka midowga ardayda ddsi ee jaamacada jigjiga oo ku caawinaya calasyo dheeraad ah in ay siiyaan ardayda cusub gaar ahaan ardayda kuliyadaha sayniska iyo technologiyada
"xoojinta waxbarashada ayadoo la isticmaalayo ka qaybgalinta ardayda ayaan ku xaqiijinaynaa gaadiga horumarka iyo dib u curashadeena"

Congratulations to allXuska sanad guurada 2aad ee ururka midowga ardayda ddsi ee jaamaada jigjiga oo kadhacay madaasha s...
09/12/2017

Congratulations to all
Xuska sanad guurada 2aad ee ururka midowga ardayda ddsi ee jaamaada jigjiga oo kadhacay madaasha shirarka ee sayid maxamed cabdile xasan
"Ka qaybgalka aradyada ee dhinaca waxabarashada ayaan ku xaqiijinaynaa dib u curashadeena"

Address

Jigjiga

Telephone

0983124425

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Midawga Ardayda DDSI UMA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category