Pageka wacyigalinta dhiinta islaamka iyo dhaqan soomaaliga

Pageka wacyigalinta dhiinta islaamka iyo dhaqan soomaaliga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Pageka wacyigalinta dhiinta islaamka iyo dhaqan soomaaliga, Education, Jigjiga.

08/03/2018

Asc ww my flew friends!
Haw are you every body?
Habarazainu watu yetu?
Hej jeg hopps alla bra!

Waxaan soodhawaynaya wadahadalada NAIROBI ooga furmay Onlf iyo Ethiopia
13/02/2018

Waxaan soodhawaynaya wadahadalada NAIROBI ooga furmay
Onlf iyo Ethiopia

21/10/2017

SalamuAllah caleykum My fellow Muslims

20/10/2017
18/10/2017

Sh Mohammed idris Allah xafido

17/08/2017

Yaab

Aadbaan ugu faraxsanahay inuu facebook iishego warbixintan
15/07/2017

Aadbaan ugu faraxsanahay inuu facebook iishego warbixintan

Halkan Riix Si Aad U Aragto Cinwaanka Buuga Aad Qori Doontid

13/07/2017
19/12/2016

Asalaamu aleykum.marahatu'allahi wap
Waan idin salaamay walaalaheeena somaliyed
Baan aan idinku jalbeebiyo waxna idiinka sheego suugaanteena hodonka ah iyo sarbeebta lagu mariimay:-

Gacalkeed hawaydee haday geenyo kaahabado
Asuu haayir nooliba yaqaan heeladkaymirato

Wiilkii hanqaadaba haduu halabsadoofuulo

Heensaha inaad kalabaxdaa sow halgara ma ah.?

Bal muxuu ula jeeday abwaankani gobaygan?

Ma faraskiibaa kadakaamay ?
Mise wax uu kabaqay ama kaxishooday ayuu sarbeebayaa?

Jigjiga iyo jawigii 7aadkan Salankadib waxaan rabaa inaan idila wadaago sawiradan
30/04/2016

Jigjiga iyo jawigii 7aadkan

Salankadib waxaan rabaa inaan idila wadaago sawiradan

Asc walaalayaal waan idin samayaa dhamaantiin mudo kadib waan kuso laabtay inaan idinla wadaago wixii macluumada  Imika ...
19/04/2016

Asc walaalayaal waan idin samayaa dhamaantiin mudo kadib waan kuso laabtay inaan idinla wadaago wixii macluumada
Imika waxaan idiin haya sawir kan lagasoo qaday xafaldii kudunbuur dagmada cusub ee goglo ee gobal ka qoraxey welcome to frds and family

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pageka wacyigalinta dhiinta islaamka iyo dhaqan soomaaliga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category