07/08/2026
π Itoobiya waxay leedahay jid-tilmaameed (Roadmap) cusub oo dugsiyadeeda ah!
Qaab-dhismeedka Manhajka Waxbarashada Guud (EGECF), oo ay diyaarisay Wasaaradda Waxbarashadu iyada oo dalka oo dhan lagala tashaday macallimiin, khubaro iyo xirfadlayaal waxbarasho, wuxuu dejinayaa jihada waxbarasho tayo leh oo micno leh β laga bilaabo barbaarinta (KG) ilaa fasalka 12aad.
Maxaa loogu baahday manhaj cusub? Si loo kordhiyo tayada iyo ku-habboonaanta, waxbarashada, loolana jaanqaado xirfadaha qarniga 21aad, loona gaaro Yoolalka Horumarka Joogtada ah ee 2030.
La soco 5nta sawir ee kale ee aan xog kaaga siinayno Xayndaabka Manhajka.
β β β
π Ethiopia has a new roadmap for its schools!
The General Education Curriculum Framework (EGECF), developed by the Ministry of Education through a nationwide consultation with teachers, experts, and education professionals, sets the direction for quality, relevant education β from kindergarten all the way to Grade 12.
Why a new curriculum? To raise quality and relevance, align learning with 21st-century skills, and meet the Sustainable Development Goals of 2030.