Dugsiga H/dhexe ee Sheik Elmi Gahiir Deg:- Dollo-Ado

Dugsiga H/dhexe ee Sheik Elmi Gahiir Deg:- Dollo-Ado Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga H/dhexe ee Sheik Elmi Gahiir Deg:- Dollo-Ado, Education, Jiiqley, Jigjiga.

Page kaan waa page ka Dugsiga hoose dhexe ee Sheik Elmi Gahiir waxaad kala socon doontaa dhamaaan wax yaabaha ku saabsan waxbarashada gacma furan ku Soo dhawaada

Xafladdii Xiritaanka Dugsiga H/dh sheik cilmi gahir oo Si Heer Sare ah u DhacdayXafladda xiritaanka sanad-dugsiyeedka ee...
07/07/2025

Xafladdii Xiritaanka Dugsiga H/dh sheik cilmi gahir oo Si Heer Sare ah u Dhacday

Xafladda xiritaanka sanad-dugsiyeedka ee Dugsiga H/dh sheik cilmi gahir ayaa si guul leh uga dhacday gudaha dugsiga, iyadoo lagu abaalmariyay ardaydii dadaalka muujisay iyo barayaasha sida firfircoonaa. Munaasabadda waxaa ka qeyb galay maamulka dugsiga, Agaasimaha Xafiiska Waxbarashada Degmada Doollo Addo, oo jeediyay qudbad dhiirrigelin iyo dardaaran isugu jirta.

Xafladdu waxay ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, iyadoo lagu muujiyay dadaalka dugsiga ee ku aaddan sidii uu u noqon lahaa dugsi model ah oo lagu daydo. Waxaa lagu soo gabagabeeyay shahaadooyin iyo boorsooyin abaalmarinno la guddoonsiiyay kuwa ugu firfircoon ardayda

17/06/2025

Waxaa si nabadgaliyo ah kusoo dhamaaday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 6aad oo imtixaanka ku qaadanayay degmada dollo addo

12/06/2025
Manta oo ay tariqda tahay 4/10/2017e.cWaxaa inoo soo dhamaday imtixaankiiShahadiga ahaa ee fasalka 8aad deg.dollow addo ...
11/06/2025

Manta oo ay tariqda tahay 4/10/2017e.c
Waxaa inoo soo dhamaday imtixaankii
Shahadiga ahaa ee fasalka 8aad deg.dollow addo gobalka libaan

Guud ahaan degmooyinka Gobolka Liibaan, waxaa maanta ka bilowdey Imtixaankii Fasalka 8aad! Sanad dugsiyeedka 2017 e.c
10/06/2025

Guud ahaan degmooyinka Gobolka Liibaan, waxaa maanta ka bilowdey Imtixaankii Fasalka 8aad! Sanad dugsiyeedka 2017 e.c

Imtixaanka Fasalka 8aad  ee Sanad-Dugsiyeedka 2017TI.Natiijo fiican ayaan urajeenaynaa dhamaan ardayda fasalka 8aad ee D...
09/06/2025

Imtixaanka Fasalka 8aad ee Sanad-Dugsiyeedka 2017TI.
Natiijo fiican ayaan urajeenaynaa dhamaan ardayda fasalka 8aad ee DDS

09/06/2025

Address

Jiiqley
Jigjiga

Telephone

+251935788974

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga H/dhexe ee Sheik Elmi Gahiir Deg:- Dollo-Ado posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga H/dhexe ee Sheik Elmi Gahiir Deg:- Dollo-Ado:

Shortcuts

Share

Category