معهد الإحسان للعلوم الشرعية والدراسات القرآنية

  • Home
  • Ethiopia
  • Gode
  • معهد الإحسان للعلوم الشرعية والدراسات القرآنية

معهد الإحسان للعلوم الشرعية والدراسات القرآنية معهد الإحسان للعلوم الشرعية والدراسات القرآنية في مدينة جودي الإقليم الصومالي في إثيوبيا

جمعة مباركة اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
19/03/2026

جمعة مباركة
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

عيد الفطر المبارك أعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات
19/03/2026

عيد الفطر المبارك أعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات

Ardayadii Machadka Al-Ixsaan ee Godey gacalo oo ku soo guuleysatay Tartankii Qur'aanka Kariimka ee Majlis Aclaha M.M.God...
12/03/2026

Ardayadii Machadka Al-Ixsaan ee Godey gacalo oo ku soo guuleysatay Tartankii Qur'aanka Kariimka ee Majlis Aclaha M.M.Godey ayaa Saaka ka qayb galaya Tartanka Qur'aanka Kariimka ee Majlis Aclaha Heer Deegaan D.D.S.

Ilaahay waxaan ooga baryaynaa Guul Insha Allaah.

26/02/2026
Hambalyo... Hambalyo....Hambalyo Maamulka Machadka Al-Ixsaan wuxuu u Hambalyaynayaa Ardaydeena Adna Sh. Axmed Yuusuf oo ...
25/02/2026

Hambalyo... Hambalyo....Hambalyo

Maamulka Machadka Al-Ixsaan wuxuu u Hambalyaynayaa Ardaydeena Adna Sh. Axmed Yuusuf oo Kaalinta koowaad ka gashay 30juz Tartankii Qur'aanka Kariimka ee Majlis Aclaha M.M.Godey sanad-dugsiyeedka 1447

Hambalyo... Hambalyo....Hambalyo Maamulka Machadka Al-Ixsaan wuxuu u Hambalyaynayaa Ardaygeena Max'ud Xuseen Max'ed oo K...
25/02/2026

Hambalyo... Hambalyo....Hambalyo

Maamulka Machadka Al-Ixsaan wuxuu u Hambalyaynayaa Ardaygeena Max'ud Xuseen Max'ed oo Kaalinta Saddexaad ka galay 30juz Tartankii Qur'aanka Kariimka ee Majlis Aclaha M.M.Godey sanad-dugsiyeedka 1447

Hambalyo... Hambalyo....Hambalyo Maamulka Machadka Al-Ixsaan wuxuu u Hambalyaynayaa Ardaydeena Amaal Sh. Axmed Khaliif o...
25/02/2026

Hambalyo... Hambalyo....Hambalyo

Maamulka Machadka Al-Ixsaan wuxuu u Hambalyaynayaa Ardaydeena Amaal Sh. Axmed Khaliif oo Kaalinta koowaad ka gashay 10juz Tartankii Qur'aanka Kariimka ee Majlis Aclaha M.M.Godey sanad-dugsiyeedka 1447

Ardeyda Machadka Al-Ixsaan oo Kaalimaha h**e ka galay Tartankii Qur'aanka Kariimka ee Majlis Aclaha M.M.Godey sanadkan 1...
25/02/2026

Ardeyda Machadka Al-Ixsaan oo Kaalimaha h**e ka galay Tartankii Qur'aanka Kariimka ee Majlis Aclaha M.M.Godey sanadkan 1447

25/02/2026

FURSAD SHAQO
Macalin Qur’aan oo ku takhasusay 10-ka Qiraa'o

02/01/2026
06/09/2025

شيخنا الكبير، القارئ الشيخ عبد الرشيد علي صوفي، أجرى اختباراً تقييمياً لطلابنا: مصعب محمدفارح، وذلك في مسجد جعفر بمدينة أديس أبابا.

Address

Godey Gacalo
Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد الإحسان للعلوم الشرعية والدراسات القرآنية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category