Bashir Mo'alin Abdi

Bashir Mo'alin Abdi "Waxbarta aan Barwaaqo gaarnee.Haddaad taqaan bar, haddaadan
aqoonna baro"

27/09/2024

Ma u baahantahay Professional Cv si shaqooyinka aad buuxinayso aad ku heshid , haddaba haddii jawaabtaado tahay Haa ku Soo qor Qaybta commentska haa kadibna Share garee Postigaan waxaanu kuu samayndoonaa CV professional ah insha Allah 👍

Ku : Dhammaan dhalinyarada Deeganka somalida Ethiopia Haddii aad ka mid tahay dhalinyarada shaqo raadiska ah ee jooga De...
23/09/2024

Ku : Dhammaan dhalinyarada Deeganka somalida Ethiopia

Haddii aad ka mid tahay dhalinyarada shaqo raadiska ah ee jooga Deegaanka waxaan kugu bishaaraynayaa in aad maanta heshay meeshaad ka raadin lahayd dhamman noocyada kala Duwan ee shaqooyinka ka banaan. Deegaanka gobolada , hadda waxaad kala socon Linkinga hoose ee TELEGRAM Pageka kaas oo ay dhalinyaro soomali ah gacanta ku hayso hadda Soo Follow garee si aad ula socod si Dhib yar fursadaha shaqo ee ka banaan guud ahaan deegaanka soomalida hadday tahay NGO , Banks , Companies, Government iyo dhamman noocyada kala duwanba waad la socon ....

https://t.me/Ethiosomalijobs/4https://t.me/Ethiosomalijobs/4

09/09/2024

😃 Interview

28/06/2024
18/06/2024

Muuqaal cajiib ah bal ila daawo

Address

Suuq Yare
Gode

Telephone

+251909957658

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashir Mo'alin Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category