مدر سة أفلح لتحفيظ القرءان الكريم وعلومه في مدينة جدى

  • Home
  • Ethiopia
  • Gode
  • مدر سة أفلح لتحفيظ القرءان الكريم وعلومه في مدينة جدى

مدر سة أفلح لتحفيظ القرءان الكريم وعلومه في مدينة جدى Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مدر سة أفلح لتحفيظ القرءان الكريم وعلومه في مدينة جدى, Education, Gode.

madarsada aflax waa madaraso diini ah oo lagubarto
1.quranka karimka ag oo xifdis ah
2.faniga tajwidka
3.tafsirka quranka
4 .farbarashada iyo akhrinta quranka
qaacidatu nuuraniyah
5.tarbiyah islamiyah

22/10/2024

Machadka aflax ee mmg

Manta oo isnin ah taarikhduna 18/4/1446 H, Oo kubeegan 21/10/ 2024 uc Waxaa xaflad qalinjabin ah looguqabtay arday dhame...
21/10/2024

Manta oo isnin ah taarikhduna 18/4/1446 H,
Oo kubeegan 21/10/ 2024 uc
Waxaa xaflad qalinjabin ah looguqabtay arday dhameyay kariimka ah & kuwo bartay akhriska & qoraalka Ee machadka aflax ee mmg
Xafladaas oo si heersare ah loosoo agaasimay ayaa waxay kadhacday hoolka shirarka maayorka( duqamagaalada)ee MMG

Address

Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مدر سة أفلح لتحفيظ القرءان الكريم وعلومه في مدينة جدى posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category