مدرسة الأقصى في مدينة جدى

مدرسة الأقصى في مدينة جدى Madarasadda barashada qur'aanka kariimka aha ee al-aqsa Magaalada Godey.

06/09/2022
26/08/2022

Maa shaa allah waa mcln abdiwahaab oo macalin ka ah madarasaddii uu isagu wax ku soo bartay.
Allaha ku barakeeyo macallin waxaan rajaynaynaa in ardeydana kaa dhaxlaan codkaas macaan iyo tajwiidka quruxda badan idam alle.

30/07/2022
Sidoo kale waxay madarasaddu mahadcelin wayn udireysaa culimadii, mashaa'ikhdii iyo  guddigii waalidka ee xafladda dhiir...
25/07/2022

Sidoo kale waxay madarasaddu mahadcelin wayn udireysaa culimadii, mashaa'ikhdii iyo guddigii waalidka ee xafladda dhiirigalinta wakhtigooda noo soo huray kuwaas oo ay kamid ahaayeen al ustaath Macln Bashir Macln Badal , aamiin, iyo wll abdulahi omer, abdullhi yaxye Yaxye Cabdi, iyo wll Ahmed nur

Waxaan idin leenahay mahadsanidiin dhamaan kasoo qayb galayaasha marlabaad.

Waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinaynaa macallimiintii iyo adeydii ka baxday madarsadda oo dhiirigalin wanaagsan usameeya...
25/07/2022

Waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinaynaa macallimiintii iyo adeydii ka baxday madarsadda oo dhiirigalin wanaagsan usameeyay ardeydii ka dambeysay.

Mahadsanidiin mudanayaal.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waxaa meel fiican gaadhay diyaargarawga haddana bilaabmaysa xafladda ardeyda qur'aanka k...
23/07/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Waxaa meel fiican gaadhay diyaargarawga haddana bilaabmaysa xafladda ardeyda qur'aanka kariimka aha ee madarasadda oo dhiirri galin iyo wacyi galin iskugu jirta in shaa allah.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Dhamaan inta nagu xidhan iyo ardeyda, macallimiinta ee madarasatu aqsa waan salaamaynaa....
20/07/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaan inta nagu xidhan iyo ardeyda, macallimiinta ee madarasatu aqsa waan salaamaynaa.

Madarasatu aqsa waxay kuttaallaa magaalada godey dhinaca xaafadaha SOS.

Wakhti xaadirkan waxay madarasaddu qaban-qaabinaysaa xaflad ay dhiganayaan ardeydii ka baxday madarasadda iyo kuwa hadda jooga intaba
Xafaladdaas oo ku beegan 24/10/1443 hijri 23/7/2022 GC maalinka sabtida aha

Way mahadsanyihiin guddiga ka kala kooban macallimiin ardey iuo maamulka madarasadda ee hawshan sida wanaagsan uwada.

Waxaad macluumaadka madarsadda kala socon doontaan pagekan madarsadda marwalba oo hawli jirto in shaa allah.

Address

Sos Children Villages
Gode
251

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مدرسة الأقصى في مدينة جدى posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category