Muhummed abdi Harun

Muhummed abdi Harun ilahay ayaa mahad iska leh

SHEEKO QOSOL BADAN OO GAABAN: ODAY REER MIIGA AHoday reer baadiya ah ayaa u soo safaray magaalada bil ramadaan walina ra...
11/07/2022

SHEEKO QOSOL BADAN OO GAABAN: ODAY REER MIIGA AH
oday reer baadiya ah ayaa u soo safaray magaalada bil ramadaan walina ramadaana muu usoosafrin magaalada habeenkii buu suuqa tagay masaajid lagu tukanaayo ayuu arkay cishaha buu is idhi soo tuko yayna ku dhaafinee masajidkii buu jamaca la xidhay ileen taraawiix baa latukanaayay odaygii isagoo yaabsan buu dhameestay salaaddi masaajidkii markuu ka soobaxay ayuu arkay 3 oday oo iswareesnaya mid ba idhi “waar sixir barar baa dhacay ee sonkortii imisaad ku ogaydeen” mid baa u jawaabay markaasu idhi “20 doolar” markaas bu idhi “hadda 40 ayay maraysa” mid kale aya idhi “oo baastada imisaad ku ogaydeen” markaas buu mid kale u jaawabay oo idhi “10 doollar” markaas buu idhi “hadda 20 ayay maraysa” markaas buu intuu kusoo dhex dhacay odaygii baadiyaha ahaa odayaashii is wareesanayay ayuu idhi “waar salaadii cishaa imisaad rakaco ayaad ku ogaydeen markaas bay odayaashii oo yabsan u jawaabeen “dee 4 rakco” markaas buu idhi hadda 23 rakco ayay maraysa wax kastiba way kaceen hhhhhhhh🤣😃😆😂😂😂😂😜😁
and

11/07/2022

Sheeko gaaban oo qosol badan
beri baa waxaa jiray nin rer miyi ah oo jaahil ah kadib meel magalo ah ayuu imaaday waxaana la baray sida loo dugto salaada markii uu bartay 5 salaad sida loo dugto iyadoo halkas uga sii socoto wax barashadii ayuu qalad galay kadibna waa la xiray xabsi ayuu ku jiray dhowr sano malin malmaha ka mid ah ayaa la so dayay wuxuuna masajidka u aday in uu soo dugto salaad cisho markuu masajidka so galay salad taraawiix ah iyadoo la dukanaa ayuu imaday wuuna la xirtay saladii markuu dugtay 4 ragco ayuu arkay dadkiu oo weli saladii u istagsan safki ka dambeyay ayuu gadaal u eegay kadib wuxu ku yiri aqyarey salada intaan xabsiga ku jiray maa lagu daray 4 ragco ayan ku ogaa cisha hee kkkkkkkkkkkkkkkkmmmmmmmmmmmmmm
After Comment nd Page => QOSOL

11/07/2022

Nabada laguma hayn karo xoog, waxa kaliya ee lagu gaari karaa waa isfahan.

02/07/2022

Qofku in uu khalad galo way dhacdaa, laakin marka uu ogaado khaladka in uusan ka laaban ayaa khalad wayn ah.

Dadka Dunida Maanta jooga!!Goortii aad saaxiibtimo muujiso Waxay u qaadanayaan inaad Shukaansi doon tahay,Goortii aad Da...
11/06/2022

Dadka Dunida Maanta jooga!!
Goortii aad saaxiibtimo muujiso Waxay u qaadanayaan inaad Shukaansi doon tahay,

Goortii aad Daacad tahay waxay u qaadanayaan inaad Xaasid tahay,

Goortii aad rabto inaad Keli ahaato waxay u qaadanayaan in Murugo ku heyso

Goortii aad Aamusto waxay u qaadanayaan in Islaweyni kugu jirto

Goortii aad runta ka hadasho waxay u qaadanayaan in aad Reer u dan leedahay

Goortii aad is tiraahdo cid caawi, waxay u qaadanayan in aad Is tus-tus & ha lagaa sheego ka wado,

Goortii aad bilowdo in aad Dantaada garato, waxay u qaadanayaan in aad dadki ka go’day oo Buufis bilowday,

Goortii aad wada si Nabad ah u socoto waxay u qaadanayaan in Kibir kaa buuxo,

Goortii aad hadal dabacsan ku hadasho waxay u qaadanayaan in aad daciif tahay

Goortii aad kun wanaag sameyso waa iska indhatiraan,

Laakiin goortii aad Hal qalad sameyso waxay wadayaan Sanado

Address

Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muhummed abdi Harun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Muhummed abdi Harun:

Shortcuts

Share

Category