FIIQ 24

Call Directions Contact the school

FIIQ 24 📰 FIIQ 24 | Warbaahinta Fiiq

23/09/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Yusuf Maxamed, Wasaaga Jigjiga

Kulanka Baraayaasha Dugsiyada Magaalada FiiqMeskerem 10,2019Waxaa magaalada Fiiq lagu qabtay kulan ay yeesheen baraayaas...
20/09/2026

Kulanka Baraayaasha Dugsiyada Magaalada Fiiq
Meskerem 10,2019
Waxaa magaalada Fiiq lagu qabtay kulan ay yeesheen baraayaasha dugsiyada magaalada Fiiq, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim u ah horumarinta iyo tayeynta waxbarashada.
Kulanka waxaa furay Madaxa Xafiiska Waxbarashada Maamulka Magaalada Fiiq, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Macallin, isagoo baraayaasha kula dardaarmay in ay si xilkasnimo iyo hufnaan leh u gutaan waajibaadkooda shaqo.
Kulanka waxaa si gaar ah looga hadlay qodobadan:
1.Ilaalinta saacadaha shaqada iyo in macallimiintu si joogto ah ugu hoggaansamaan waqtiga shaqada.
2 Dardargelinta waxbarashada iyo kor u qaadista tayada Baris barasho.
3.Xoojinta masuuliyadda macallinka iyo doorkiisa ku aaddan horumarinta aqoonta iyo mustaqbalka ardayda.
4.In la xoojiyo wada-shaqaynta ka dhexaysa macallimiinta, maamulka dugsiyada iyo Xafiiska Waxbarashada.
Kulanku wuxuu ku soo dhammaaday is-afgarad iyo ballanqaad ku aaddan in la sii xoojiyo dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada dugsiyada magaalada Fiiq.

19/09/2026

"Ciidanka Mushahaar ayay qaatan. Bariis iyo Baasto ayay cunaan. Kii soo qayliyana naagtiisa waa loo dayactiraa."

Taliye Shub, oo ka hadlayay ciidamada Laftagaren taabacsan ayaa xusay in ciidanka xaasaskoda xitaa ka warhayaan.

Halmar Ayuu Laba Xaas Hooyay. Cabdi Maxamed Axmed, oo kamid ahaa dhalinyarada Degmada Dembel ee Deeganka Soomalida ayaa ...
19/09/2026

Halmar Ayuu Laba Xaas Hooyay.

Cabdi Maxamed Axmed, oo kamid ahaa dhalinyarada Degmada Dembel ee Deeganka Soomalida ayaa halmar loo hooyay laba xaas. Raxma Cabdilahi Cigge iyo Nasteexo Miisan Buraale ayaa habeenkii xalay ahaa halmar la hooyay.
Waxay noo sheegen in ay ku qancsan yihiin, kuna faraxsan yihiin Guriga ay dhiseen.

Hambalyo isku barakooba

03/09/2026

caawa iyo fiiq

26/07/2022
23/07/2022

Address

Fik
Jijiga
HIS�

Telephone

+251915254541

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FIIQ 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to FIIQ 24:

Shortcuts

Share