Kobciye Academy of languages and technology. Shinile,Ethiopia

Kobciye Academy of languages and technology.  Shinile,Ethiopia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kobciye Academy of languages and technology. Shinile,Ethiopia, School, Dire Dawa.

Fursad waxbarsho xiliga xaagaaga
27/08/2024

Fursad waxbarsho xiliga xaagaaga

27/08/2024
Natiijada Imtixaanaadka Fasalada 8aad iyo 6aadImtixaanka Fasalka 8aad waxaa qaatay 724 dugsi oo la iskugu keenay magaalo...
27/08/2024

Natiijada Imtixaanaadka Fasalada 8aad iyo 6aad

Imtixaanka Fasalka 8aad waxaa qaatay 724 dugsi oo la iskugu keenay magaalooyinka iyo xarumaha degmooyinka iyada oo lagu qaaday 100 goobood.

Imtixaanka fasalka 6aad waxaa qaatay 945 dugsi, wuxuuna ahaa sanadkii ugu horeysay ee imtixaan 6aad ah la qaado.

Dhibcaha gudbitaanka ardayda fasalada 8aad iyo 6aad ayaa kala ah sidan: Lab 40% Dhadig 38%.

Ardayda imtixaanka fasalka 8aad ufadhiisatay waa 34,073 arday oo kala ah Lab 20,447 Dhadig 13,626. Ardaydaas waxaa ka gudbay 19,977 arday oo udhigan 58.6% oo sii kala ah sidan Lab 11,693 (57.1%) Dhadig 8,284 (60.8%).

Ardayda imtixaanka fasalka 6aad ufadhiisatay waa 28,483 arday oo kala ah Lab 16,355 Dhadig 12,128. Ardaydaas waxaa ka gudbay 22,828 arday oo udhigan 80.1% oo sii kala ah sidan Lab 12,891 (78.8%) Dhadig 9,936 (81.9%).

FG: Ardayda baahiyaha gaarka ah qaba (SNE) ayaa looga qabtay Lab 36% Dhadig 34%.

Sanadkan ayay isbadalo badan laga sameeyay marxaladihii kala duwana ee uu imtixaanka mari jiray, laga soo bilaabo diwaangalintiisa oo ahayd qaab Digital, qaadistiisa, sixidiisa, shaacintiisa iyo kaydinta xogtaba.

Iyada oo laga duulayo go'aamada natiijada waxaa socota in arday walba uu si digital online ah uu ufiirsan doono natiijada. Hawshaas marka ay dhamaatana bogan ayaan idinkula wadaagi doona IA.

Kuxidhnow bogan lana wadaag qof walba oo ay muhim utahay xogaha halkan lasoo dhigo.

If you want to conquer fear, don't sit home and think about it. Go out and get busy.
18/08/2024

If you want to conquer fear, don't sit home and think about it. Go out and get busy.

Ramadan kariim to all beloved teachers and students of kobciye Academy of languages and computer 🖥 training school where...
13/03/2024

Ramadan kariim to all beloved teachers and students of kobciye Academy of languages and computer 🖥 training school where ever

Address

Dire Dawa

Telephone

+251927872698

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobciye Academy of languages and technology. Shinile,Ethiopia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kobciye Academy of languages and technology. Shinile,Ethiopia:

Shortcuts

Share

Category