26/01/2025
# Hanbalyo_hanbalyo_ hanbalyo
Alle ayeey mahad dhamaanteda usognaatey inoo suurta galiyey in ayey si qurux badan inoogu qabsoonto xaflada qalan jabinta dufcada 2 aad ee macadka barashada luqadaha ee Al_iqra institute of languages waxaan sigaar ah ugu mahad celinayaa martishafta kasoo qeyb gashey xalfada
Ugu horeeyaan
Macalimiinta
Walidiinta
Martisharta kale ee kasoo qeyb kashey
Aad baad umahad santihii
Ardeydna waxan idin rajeynaa hormar wanaagsan hanbalyo hanbalyo