09/05/2025
Maalinta rasmiga ee imtixaanka 12aadka la qaadayo ayaa la shaaciyay. Imtixaanku wuxuu qabsoomi doona 23-ka Sanne ilaa 8 Hamle.[ 30 June ilaa 15-ka July ee 2025].
23-ka Sanne ilaa 30-ka Sanne Naturalka ayaa galaya, iyagoo loo kala qaadayo qaybaha Warqadaha ku galaya iyo kuwa Online-ka oo laba warreeg ah. 1-da Hamle ilaa 8 Hamle, waxaa gali doona Social-ka oo loo kala qaadayo kuwa Warqado ku galla iyo kuwa Online-ka ah.
Hoos uga yeedh arday kamid ah kuwa sannadkan galaya.
W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
Voss Tv
Xafiiska Waxbarashada DDS
Xafiiska Waxbarashada Deg.Daroor
Dugsiga hoose/dhexe ee abokor deg daroor
Mukhtar Mahamed