Mohamad abdi shakir

Mohamad abdi shakir Peace and security

أجمل مسلسل هو مسلسل   وبطل المسلسل الليث اليمني 💪🔥
13/01/2024

أجمل مسلسل هو مسلسل وبطل المسلسل الليث اليمني 💪🔥

22/12/2023
Google ayuu ku qorey  waa tee magalo xeebedka ugu fiican Somalia lakiin waxa usoo baxdey  can  you remember 1977Ma xusus...
15/12/2023

Google ayuu ku qorey waa tee magalo xeebedka ugu fiican Somalia lakiin waxa usoo baxdey
can you remember 1977
Ma xususata 77

W/q. Mohamed

Siyaasa biyya keenyaa keessaa wanti fokkisaan tokko namoonni/ murnoonni gaafa waldhaban maatii walii kan miidhaniidha. N...
15/12/2023

Siyaasa biyya keenyaa keessaa wanti fokkisaan tokko namoonni/ murnoonni gaafa waldhaban maatii walii kan miidhaniidha. Nuti warri qabsoo/siyaasa hojii godhannee filanne aarsaafi wareegama dhuunfaan dhufuu malu beekneeti itti seenne. Garuu ammoo haati, abbaan, adaadaan, haati warraa, obbolaanfi daa’imman keenya murtii kana keessatti hirmaannaa hin qaban. Badii uumamuufis wanti itti gaafatamaniif hin jiru. Taayyee Danda’aas tooraafi tooftaa siyaasaa filateen aarsaa itti dhufe kafalus, maatii isaa miidhuun garuu fafa. Yeroma mana itti kireeffatanis osoo hin kenniniif daa’imman isaa mana jireenyaa keessaa ari’uun cubbuudha.

Gochi akkanaa qaroowwan siyaasaa (political elites) jiddutti gadoo dhuunfaa hammeessuun, bor gaafa yeroon jijjiramte walitti fayyuu rakkisaa godha. Siyaasni haaloo ( revenge politics) ammoo biyya balleessa.

MAXAY CADOWGEENNU INOOGA HAN IYO HIMILO ROON YIHIIN?Sida aynu taariikhda ku hayno Soomaaliya waxay kami tahay dalalkii a...
29/11/2023

MAXAY CADOWGEENNU INOOGA HAN IYO HIMILO ROON YIHIIN?

Sida aynu taariikhda ku hayno Soomaaliya waxay kami tahay dalalkii ay gumeystayaashii saan-caddaalaha ahaa ee reer galbeedku ay gumeysan jireen.
Waxaa la is weydiin karaa maxaa naloo gumeystay oo innagu untaan duullaan ku qaadno aan dalalkooda u gumeysan weynay illeen haddii gumeysigu uu suuragal u noqday iyaga annaguba waa inoo noqon karaye.

Waxaa iyana jira dhulal iyo dad Soomaaliyeed oo gumeystahaasi uu raaciyay dalalka Itoobiya iyo Kenya, walina raacsan.
Waxaa is weydiin leh Maxaynu annagu dhulal ay dalalkaasi leeyihiin inoosoo raaci waayeen oo aan annagu u noqonnay qolada dalka iyo dadkaba laga xerriyay?

Waa dhexe Kenya ayaa nagu qabsatay dhul-badeed Soomaaliyeed oo aan muran geli karin, markii dambena waxay ku dhammaatay in lagu gunaanado ku qabso ku qadi meyside oo heer caalami ah iyadoo loo jaray cad kamid ah baddii ay nagu qabsadeen.
Waxaa mar kale is weydiin leh maxaynu annagu bad iyo berriba ugu qabsan weynay ee waxeenna muranka geliyay?

Hadda waxaa taagan oo Itoobiya oo dhami ay ku hammiyeysaa, habeenkiina ku qarwaan inay helaan marin-badeed oo kamid ah dhulka Soomaaliyeed oo kamid ah qaybtii ka badbaadday.

Marka ay Itoobiya hankaas sare ku taamayso annagu maxaan ku taamaynaa, maxaase muhiim inoo ah oo aynaan habeenkii ka seexan maalinkiina ka harsan?

Haddaan run la sheegin wax ka xun baa la isu sheegaaye runtu waxay tahay in Soomaalidu ay ku taamayso Allow yaa reer hebel oo Soomaali ah jilbaha dhulka ugu dhufta iyo Allow yaa reer hebel jabiya iyo Allow yaa reer hebel adduunka dhaafiya!
Sidaa darteed Soomaalidu ma lahan cadow aan iyaga ahayn.

Reer hebelka uu geerida la doonayo qofka Soomaaliga ahi waa kuwa jirtaankooda iyo kiisu ay isku xidhan yihiin oo haddii iyaga la waayo uusan isagu sii jiri karin.

Dibbu eeg qabiilkaaga, imisa utun iyo aano ayaa dhexdooda taal?
Imisa aano iyo utun bey ka tirsanayaan qabiilka la deriska ah ee xididka, xigaalka iyo ood-wadaagga yihiin?
Imisa reer oo aan kaag

Hadal heyntu waa sharaf  markaad tahay qof qurux badan Quruxda qalbiga ayaa ka qiimo badan  quruxda wajiga  Salaan sare ...
04/09/2023

Hadal heyntu waa sharaf markaad tahay qof qurux badan

Quruxda qalbiga ayaa ka qiimo badan quruxda wajiga
Salaan sare asxaabta
Aniga iyo sxbkey muxumed

Deegaanka Galmudug oo si weyn looga dareemayo kacdoonka Shacabka oo kaashanaya ciidanka Xoogga kuwaasi oo la doonayo in ...
20/09/2022

Deegaanka Galmudug oo si weyn looga dareemayo kacdoonka Shacabka oo kaashanaya ciidanka Xoogga kuwaasi oo la doonayo in deegaanada labada gobol looga xoreeyo kooxaha argagixisada ah ee Al shabaab.

Happy teachers Day
05/09/2022

Happy teachers Day

Duulanka ciidanka canfartu ku hayaan shacabka soomaliyeed waxaa dabada ka riixeya dowlada ethiopia Ujeedada ugu weyn ay ...
16/08/2022

Duulanka ciidanka canfartu ku hayaan shacabka soomaliyeed waxaa dabada ka riixeya dowlada ethiopia
Ujeedada ugu weyn ay ethiopia ka leedahay duulankan ayaa ah in soomalida laga kaxeeyo wadada stiraatiijiga ee isku xidha jabouti iyo ethiopia
Mida kale madaxda deegaanka soomalidu maxay uga amuusan yihiin qadiyada dhulka soomaliyeed???????

Adoonsi cabsi buu ka abuurmaaMuusa dad cabudhinta shacabka iyo hanjabaada uu Dhalinyarada ku hayo wuxuu rabaa inuu ku ca...
10/08/2022

Adoonsi cabsi buu ka abuurmaa
Muusa dad cabudhinta shacabka iyo hanjabaada uu Dhalinyarada ku hayo wuxuu rabaa inuu ku cabsi galiyo

Address

02
Babile
5

Telephone

+251921756297

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamad abdi shakir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share