Babile-Dandema senior secondry shool

Babile-Dandema senior secondry shool Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Babile-Dandema senior secondry shool, School, Dandema, Babile.

19/12/2024
05/11/2024

Maamulaha dugsiga sare ee degmada Baabili oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay arrimaha la xidhiidha diwaangalinta ardayda cusub ee sannadkan iyo habsami socodka baris barasho ee dugsigaasi.

08/10/2024

WAR DEGDEG AH: Waxaa la shaaciyay dhibcaha lagu xarroonayo Remedial-ka ardayda 12aad sannadkan dhameeyay.Deegaannadda soo koraya iyo xoolla dhaqatada oo Deegaankeenu ku jiro siddan hoose ayaa Natural iyo Social lagu gali doona.

Wiilasha 192.

Gabdhaha 186.

Fariintan saaxibkaa la waddaag.

03/10/2024
02/10/2024
Shirwaynaha 33aad ee waxbarashada heer deegaan ayaa maanta ka furmay hoolka kuliyada macadka maaraynta adeega bulshada e...
30/09/2024

Shirwaynaha 33aad ee waxbarashada heer deegaan ayaa maanta ka furmay hoolka kuliyada macadka maaraynta adeega bulshada ee magaalada jigjiga

Shirwaynahan oo sanadkan halku dhig looga dhigay mustaqbalka deegaanku waxa uu ku xidhan yahay dhisida jiil aqoon leh

Ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin uu hogaaminayo madaxwayne ku xigeenka deegaanka soomaalida mudane ibraahin cusmaan faarax wasiirka xafiiska waxbarashada deegaanka mudane cabdilahi cabdi adan masuuliyiinta gobolada iyo maamul magaalooyinka deegaanka iyo dhamaan gudoomiyasha iyo mx waxb ee degmooyinka iyo marti sharaf kale oo ka soo qaybgalay shirwaynaha 33aad ee waxbarashada

26/09/2024
Waxaa maalmahanba nala joogay teamka xw ee heer deegaan    oo waday  shirka  abaabulka  waxbarashada   ee bulshada lala ...
25/09/2024

Waxaa maalmahanba nala joogay teamka xw ee heer deegaan oo waday shirka abaabulka waxbarashada ee bulshada lala yeelanayey waxaana maanta oo ay taariikhdu tahay 15/01/2017 e.c nooga qabsoomay dugsiga h/dhexe ee xarunta dhandhame shirkii soo.xeraynta ardayda iyo baraarujinta bulshada oo ay noo qabteen team ka xw iyo xw ee degmada waxana waalidiinta.loo dheegay in ay caruurtooda ka warhayaan maadama nidaamkii waxbarashadu uu adkaaday taas.oo ay ujeedada adkaynta waxbarashadu tahay sidii loo soo daari lahaa jiil aqoon leh waalidku waa in uu ku xidhnaadaa dugsiga

Address

Dandema
Babile
1213

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Babile-Dandema senior secondry shool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Babile-Dandema senior secondry shool:

Shortcuts

Share

Category