𝐃𝐚𝐰𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐒𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐜𝐢

𝐃𝐚𝐰𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐒𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐜𝐢

Share

Halkan waa pageka rasmiga ah ee aan ku lenahay facboogga

Photos from Wafi Media's post 25/03/2025
Photos from 𝐃𝐚𝐰𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐒𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐜𝐢's post 25/03/2025

Waxaa maanta oo taarikhdu tahay 25.9.1446 kuna beegan 25.3.2025 ka qabsoomay masaajidka wayn ee jaamicu raxmaan tartanki sanadlaha ahaa ee quraanka kariimka ee dag/ hadhagaala

Oo ay ka Qayb Galayen 24 Tartaame Oo ku kala Tartamayay 3 qaybood Oo kala Ah 30 jus 20 jus Iyo 10 jus

Wafi Media

14/03/2025
Photos from 𝐃𝐚𝐰𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐒𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐜𝐢's post 04/04/2024

Waxaa maanta Masaajidka wayn Ee Jaamicu Raxmaan Ee Magaalada Hadhagala lagu qabtay tartanka Qur'aanka Kariimka, oo ay Ka qayb galeen 20 Arday oo Ku kala Tartamaysay 30 Jis, 20 jis iyo 10 jiis.

Dhanka kale Ardayda Kalmaha H**e So Gala Aya Abalmarin la gudoonsiin doono maalinta barri ah Insha'allah

📷 WWariye CalaCWariye Cala

08/01/2024

Walaalaha khayrka jecel, ku bixiya qaadhaanka masaajidka jaamica magaalada hadhagaala adeegyada hoose

17/12/2023

Axad - 04 - Jumaadal Aakhiir - 1445 H

16/12/2023

Sabti - 03 - Jumaadal Aakhiir - 1445 H

29/07/2023

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
dhamaan waxaa la ogaysinayaa dhalinyarada ku nool magalada hadhagaala in barri subaxa ay jirto muxaadaro ku saabsan دور الشباب في الإسلام
Sacaada 10ka subaxnimo
Goobta masjidka sare ( faws )
Sheekha muxaadarda jeedinayo sh.maxamud axmad obsiiye oo ku magac dheer bukhaari
Insha allaah han ka faa'idaysano sheekha hana lafaafiyo ogaysiiska

Want your school to be the top-listed School/college in Adigala?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Adigala