10/05/2026
10-05-2026
Waxaan manta sidoo kale la guddoonsiiyay Shahaado Sharaf maamulladii garab istaagga iyo taageera muuqda u muujiyay jaamacadda intii lagu gudajiray howlaha waxbarasho.
Maamullada la guddoonsiiyay Shahaada Sharafta ayaa kala ah:
🏅 Filtu General Hospital
🏅 Filtu Administration Office
🏅 Filtu District Health Office
🏅 Filtu TVET College
🏅 Filtu Boarding School
•Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa dhammaan taageerada, wada-shaqeynta iyo dhiirrigelinta ay mar walba la garab taagnaayeen Horn International College Filtu campus.
Horn international college Filtu Campus.
10/05/2026
•manta ooy tariiqda tahay 10/5/2026 waxaa horn international college lanteeda Filtu ka qalinjabiyay arday dhan 180 oo baraneysay Diplome program.
•Departiyada aay kaqalinjabiyeen ayaa kala ah
•Accounting and Finaance
• Clinical Nursing
• Pharmacy
•Ardaydaas oo muda badan hayaankooda waxbarsha kujirtay ayaa waxaay manta kamira dhaliyeen dadaalkooda waxbarsha oo ay mudada dheer so wadeen.
•Waxaa sido kale kasoqeyb galay masuliin oo ugu horeyo madaxa xarunta dhexe ee gobolka libaan mudane mahamed mahamud keynan, mareyaha jamacada horn mudane abdikadir muhumed,bordhiga jamacada horn international college Mudane Nor isack Aden ,gudomiyaha dagmada mudane abdi farah ,mareya cusbitalka guud ee filtu general hosbital Dr faysal mowlid,kusimaha filtu tvet college mudane abdi abdile isack. ,mareyaha dugsiga hoyga ee ilkabicir mudane hussein omer iyo marti sharaf kaloobadan.
•masuulinta kasoqeyb gashay xaflada qalinjabinta ayaa waxaay ardayada kaqalinjabisay jamacada kuladardarmeen in dadaalkooda waxbarsha halkaa kasiwadaan .
Horn international college Filtu campus✍🏻
07/04/2026
Horn international college filtu campus
Office of the Registrar
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhaman ardayda iyo cid walba oo rabta shahaadada COC-level-4 ee dipartiyada kala ah.
¶CLINICAL NURSE
¶ACCOUNTING AND FINANCE
¶PHARMACY
Waxaa la ogeysiinayaa in jaamacada HORN INTERNATIONAL COLLEGE FILTU CAMPUS ay qaadi doonta imtaxaankaa sidaa darteed cidwalba oo rabtaa shahaadada waxa lagu wargelinayaa inay iska soo diwaangeliso jaamacada laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 7/04/2026 illaa 9/04/2026
Qof kasta waxaa looga baahan yahay
¶Laba sawir oo gurdi
¶Full diploma document (original)
Diwaangelinta galabta ayay bilaabaneysaa insha allah
Registration office: Finance Office
Wixi faahfaahin intaa dheer fadlan kala xariir lambarkan hoose
Tell number 0912650838
30/03/2026
HICFC
¶ Arday wax ka baraneysay Horn International College ayaa si guul leh u soo gabagabeysay practical, practicalka oo kuqadanayeen Filtu General Hospital —Ardaydas oo qadaneysay practical muhiim ah oo diiradda lagu saaray sare u qaadidda tayada iyo xirfadaha ardayda.
¶ Intii ay ku jireen practical-ka, ardaydu waxay heleen waayo-aragnimo qiimo badan oo dhinacyo badan leh, taasoo ka caawisay inay si dhab ah ugu diyaar garoobaan shaqada caafimaadka ee mustaqbalka.
•Markii ay soo dhameeyeen practicalka, ardaydu waxay si sharaf iyo mahadnaq leh u qabteen xaflad gaar ah oo ay ugu mahadcelinayeen macalimiintii iyo shaqaalihii dadaalka badan geliyay horumarintooda muddada ay ku jireen waxbarashada iyo practicalka.
Xafladaas okadhacday gudaha campus ka.
HICFC.
12/03/2026
HICFC
•Arday ka socday Horn International College ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12/03/2026 si rasmi ah ugu soo gabagabeeyay practical ay muddo laba bilood ah ku qaadanayeen Filtu General Hospital.
•Practicalka ayaa u suurtageliyay ardayda inay si toos ah uga faa’iideystaan khibrad shaqo oo la xiriirta xirfaddooda, iyagoo ka baranayay hab-socodka shaqada caafimaadka, adeegyada bukaanka, iyo wada shaqeynta xirfadlayaasha caafimaadka ee cusbitaalka. Mudadaas ardaydu waxay heleen aqoon iyo waayo-aragnimo wax ku ool ah oo ka caawin doonta horumarinta xirfadooda mustaqbalka.
Sidoo kale,
•waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa maamulka cusbitaalka iyo dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka ee ka hawlgala Filtu General Hospital, kuwaas oo door weyn ka qaatay hagidda, iyo taageeridda ardayda muddadii ay ku jireen practicalka.
22/02/2026
Waxaa maanta Magaalada jigjiga orientation iyo dardaaran lagu siiyey ardeydeyda Horn International College Filtu iyo Dollo-addo Campus ee Exit examka qaadaneyso.
Gudoomiyaha Boardiga jaamacada, mudane Nur Issack Aden ayaa dardaaran iyo dhiirigelin siiyey ardeyda,waxa sido kale madasha ka hadlay maareyaha Horn filtu Campus maareye cabdiqaadir muhumed iyo maareyaha Dollo-addo Campus Ali Nunow.
Ardeyda ayaa waxa si habsami leh ugu socdaa tababarkii iyo udiyaar garawga imtixanki national exit exam.
Waxaana labada Campus ugali doono department yada kala ah.
Human Nutrition
Bsc Nurse
Public Administration and development management
Accounting and finance
22/02/2026
📢 Student Notice – Entrance Ticket Requirement
Ministry of Education Ethiopia informs all concerned that the entrance ticket is now mandatory for first-sitter students. Students must obtain their entrance tickets by logging in with their newly assigned username and password, which should be provided to them accordingly. The entrance ticket will be required for eligibility verification when reporting to the examination centers.
👉 Entrance tickets can be downloaded from:
https://verify.ethernet.edu.et
Students are strongly advised to complete this process on time to avoid any inconvenience.
Ministry of Education
Ministry of Education | Exit Exam Verification
07/02/2026
HICFC
Arday kasocday horn international college filtu campus ayaa dhiigooda ugudeqay cusbitalka guud ee filtu general hospital.
05/01/2026
Announcement to All Exit Examinees
Greetings,
Following the successful submission of candidate records, all Exit Exam candidates are now required to complete self-identity verification using their National ID.
This verification process is based on your FAN number and the biographic data you previously submitted.
✅ Duration: The process takes approximately 2–3 minutes to complete.
âś… Mandatory: This is a compulsory requirement to sit for the Exit Exam.
Please ensure you complete the verification as soon as possible using the portal below:
Ministry of Education
Ministry of Education | Exit Exam Verification
22/12/2025
13/04/2018 E.c
Xubno kasocday xafiiska xirfadaha iyo shaqa abuurka DDS ayaa kormeer,dabagal Iyo xaqiijinta geedisocodka baris barasho kusameyay horn interntional college lanteeda Filtu.
Xubnaha ayaa kormeer kusameyay geedisocodka baris barsho .
HICFC✍🏻
26/11/2025
HICFC
Manta oo tariiqda tahay 17-03-2018 arday kasocotay horn international college lanteeda Filtu ayaa howla practical ugu baxay cusbitalka guud ee Filtu ( filtu general hospital),ardaydas oo barata department of clinical nurse ( Diploma program )
Ardaydaas oo mudo bil ah cusbilka gudihiisa kuqadan donto si aay wax ugubadalan xirfadooda.
HICFC✍🏻