Jirde

Jirde

Share

well come to this page u will gather good things and also u gold idia is also very important for us

02/11/2023

Pls Folow me on this page

02/11/2023

Maadama aynu kujirno xili roobab laxaadleh aykacurteen qeybo kamid ah deegankeena iyo waliba fatahaadyo ay ku sameeyeen wabiyada degmooyinka kuteedsan , waxaa jecleystay inan bulshada lawadago ama xasuusiyo qatarta kadhalan karto fatahada biyaha wabiyada sameyan ama kuwa roobabkaba.

7 da Cudur caadiga ah ee la xiriira biyaha
-------------------------------------------------------------------

1. Qandhada tiifowga
2. Daacuun
3. Giardia
4. Dhiig baxa ama dysentery
5. Escherichia Coli (E.coli)
6. Cagaarshowga (A)
7. Salmonella

Cudurada la xiriira biyaha ayaa si fudud looga hortagi karaa. Si kastaba ha ahaatee, haddii aad la kulanto calaamadaha, waxaa laga yaabaa inaad u baahato inaad isla markiiba raadsato daryeel caafimaad si aad u hesho daaweyn si degdeg ah oo daaweyn ah loogu taliyo.

:- waxaana leeyahay xukuumada deeganka, hayadaha,, aqoonyanahda qibrada uleh dhanka cafimadka , culimada iyo dhaman waxgaradka bulshada In laga wacyi galiyo dhaman bulshada qataraha kadhiman karo fatahadaha at sameeyeen wabiyada Ganale , Dawa, iyo Weeb.


:- waxaa dhici kara in qoraalkeeyga uu typing error kujira .

Qoraagaga


03/12/2022

Galap wanagsan dhaman asxpta page ka ku xidhan

18/07/2022

Fadlan nagu soo biir si aad jooga hesho macluumad aad kafaaiido

02/04/2022

Ramadan kariim

07/05/2021

Alahu akbar

21/04/2021

Scw

17/04/2021
Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


12
Addis Ababa