Click jigjiga

Click jigjiga Click jigjiga waxaad kala socon kartaa cashiro laxidhiidha technologyga casriga iyo Adeegsigeeda

13/09/2022

Hadii Aad taqaanay gaadhi dhulka socda waxa ay shirkadaha gawaadhida sameeya soo saareen gawaadhi duulaysa.

Guud ahaan calamka oo dhan ayaa laga Dareemay Khalkhal ku yimid aladaha lagu wada xidhiidho ee whatsappk,Facebook iyo in...
05/10/2021

Guud ahaan calamka oo dhan ayaa laga Dareemay Khalkhal ku yimid aladaha lagu wada xidhiidho ee whatsappk,Facebook iyo instagram kuwaas oo Gabi ahaanba Aan wax shaqo ah bixinin saacado.

Imika sidoodii ayeey ku soo noqdeen waxayna Dib u bilaabeen shaqoyinkey Qaban jireen.

Dhanka kale waxaa la sheegay in mulkiilaha shirkado khasaaray $7B, isaga oo h**e u haystay $140B, oo ahaa qofka 3 ee Dunida ugu lacagta badan, bishi Sep 13, ayuu khasaaray mulkiilaha Fbook lacag dhan $12.4. Waxa uu noqday saacado gudahod qofka 5aad ee ugu lacagta badan isaga oo haysta $121.6B.
Kaliya saacado kooban ayuu $7B khasaray cawa.!

Ciid Mubaarik Dhamaan Muslimiinta Caalamka oo Dhan . .
19/07/2021

Ciid Mubaarik Dhamaan Muslimiinta Caalamka oo Dhan . .

30/06/2021

Sidee ayaad uga badali kartaa shaashada labtop kaaga hadii ay kaa jabto .

ku xidhnow
24/06/2021

ku xidhnow

19/12/2019

Barashada Dronta Mavic pro 2

19/05/2018

Click jigjiga waxaad kala socon kartaa cashiro laxidhiidha technologyga casriga iyo Adeegsigeeda

18/05/2018

Ramadaan Kariim Dhamaan umada muslimiinta

01/07/2017

Click jigjiga Waa barnaamij 7aad le ah oo estv ka baxa oo ku saabsan technologyga casriga iyo la jaan qaadka adeegsiga technologyada Presenter Eng: Ilyas ibr...

https://youtu.be/n5pRZiatAKs
01/07/2017

https://youtu.be/n5pRZiatAKs

Click jigjiga Waa barnaamij 7aad le ah oo estv ka baxa oo ku saabsan technologyga casriga iyo la jaan qaadka adeegsiga technologyada Presenter Eng: Ilyas ibr...

03/05/2017

Click jigjiga Waa barnaamij 7aad le ah oo estv ka baxa oo ku saabsan technologyga casriga iyo la jaan qaadka adeegsiga technologyada Presenter Eng: Ilyas ibr...

Address

Addis Ababa

Telephone

+251930521668

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Click jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Click jigjiga:

Shortcuts

Share

Category