08/04/2026
Horn International University Collage Charati Campus
Quality Education For Better Social Change
08/04/2026
19/03/2026
🌙✨ Ciid Mubaarak Ciid mubaarak ✨🌙
Waxaan halkan idiinkula wadaagayaa hambalyada munaasabadda Ciidda barakeysan. Waxaan idin leeyahay Ciid Mubaarak, Ciid mubaarak Ilaahay ha inaga aqbalo dhammaan cibaadadii aad soo gudateen, hana idin siiyo caafimaad, nabad, iyo barwaaqo waarta.
Ardayda sharafta leh, waxaan idiin rajaynayaa horumar iyo guul joogto ah oo dhinaca waxbarashada ah, dadaalkiinnuna ha noqdo mid miro dhala oo idin gaarsiiyo yoolkiinna mustaqbalka.
Sidoo kale, maamulka qiimaha leh, waxaan idiin mahadcelinayaa dadaalka joogtada ah ee aad ugu jirtaan horumarinta waxbarashada iyo hagidda ardayda. Ilaahay ha idin siiyo ajar iyo abaal marin wanaagsan.
Ugu dambayn, waxaan idin rajaynayaa in aad ku gaadhaan ciidan iyo ciidaha xiga bashbash, barwaaqo, iyo guulo waaweyn.
25/12/2025
21/12/2025
Dec,21,2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Kuliyaddeennu waxay si weyn ugu faraxsan tahay inay hambalyo iyo bogaadin u dirto dhammaan ardayda maanta ka qalinjabineysa culumta waxbarashada kala duwan tiro dhan 212
Guushan waa miro ka dhashay dadaal, adkaysi iyo go’aan adag.
Waxaan idin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waaweyn, iyo inaad noqotaan hormuud wax ku biiriya horumarka bulshada
Mahadnaq
waxaan umahdcelinaynaa allah subxaanuhu watacaalaa nagu soo simay xafladan quruxda
Sidoo kale waxaan umahad celinaynaa secterka xirfadaha iyo shaqo abuurka,Maamulka degmada iyo cidkasta oo maalin talo iyo tusaale wangsan nasiisay
Balanteenu waa horn international collage
21/12/2025
20/12/2025
Koox kasocotay Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqa Abuurka Deegaanka Gaar Ahaan Waaxda Xaqiijinta Tayada Ayaa Soo Gaadhay kulliyada Horn International College laanteda jarati kuwaas oo kormeer iyo Qiimeyn kusoo sameeyey waaxaha kaladuwan ee kulliyada, Halkaas oo Kulan Kula Qaateen Maamulka Kulliyada oo ugu Horeeyo Mareeyaha HORN INTERNATIONAL COLLAGE L,AANTEDA JARATI Mudane abdulahi gasle_ Kulankaas Oo Kusoo Dhamaaday Jawi Dagan
Baro xirfad si aad mustaqbalkaada umaareeyo
Soo booqo horn international collage
waxbarshada waa Furaha Noolasha
ugu imaaw waxbarasho tayo leh international university collage charati branch
23/11/2025
28/10/2025
Waxaa dhamaan bulshada kudhaqan gobolka afdheer la ogaysiinayaa in
Diwaangalintu ay socoto
waxaana muhiim ah in national ID
hory loo soo qaato.
muwaadin hory usoo gaadh kuliyada caalamiga ee horn international collage faraceeda degmada jarati
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Somali
Addis Ababa
1001