Dugsiga H/dhaxe Boryale Deg.dollo addo

Dugsiga H/dhaxe Boryale Deg.dollo addo Hormar

Jadwalka maadooyinka manhajka cusub ee sanad dugsiyedka 2015 E.C    oo ka kooban   1_6  iyo 7_8
08/10/2022

Jadwalka maadooyinka manhajka cusub ee sanad dugsiyedka 2015 E.C oo ka kooban 1_6 iyo 7_8

02/10/2022
Maanta oo isniin ah taariikhduna tahay 16/1/2015 waxaa shir kusaabsan sidii kor loogu qaadi laha Tayada waxbarshada iyo ...
26/09/2022

Maanta oo isniin ah taariikhduna tahay 16/1/2015 waxaa shir kusaabsan sidii kor loogu qaadi laha Tayada waxbarshada iyo tirada ardeyda kaqabsoomay Dugsiga H/dhaxe booryale

Lesson plan has posative impact onBoth learners and teachers
10/09/2022

Lesson plan has posative impact on
Both learners and teachers

Qeexida daily lesson plan
09/09/2022

Qeexida daily lesson plan

Ka faaiideyso sxb
08/09/2022

Ka faaiideyso sxb

Ka faaiideysi wacan asxaabta
07/09/2022

Ka faaiideysi wacan asxaabta

Jaamacadaha ay ardaydeena ku qaadan doonaan imtixaanka Fasalka 12aad sawirkan hoose ayay ku cadyihiin.Fadlan la wadaag d...
07/09/2022

Jaamacadaha ay ardaydeena ku qaadan doonaan imtixaanka Fasalka 12aad sawirkan hoose ayay ku cadyihiin.

Fadlan la wadaag dadka kale si ay ardayda ugaadho.

Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aadArdayda Is-diwaangalisay Fasalka 8aad ee Sanad Dugsiyeedka 2014 T.I arday dhan 45,931 a...
05/09/2022

Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad

Ardayda Is-diwaangalisay Fasalka 8aad ee Sanad Dugsiyeedka 2014 T.I arday dhan 45,931 arday (Lab: 29,929 iyo Dhadig: 16,002). Waxaa Imtixaanka ufadhiisatay 44,736 oo ay 29,371 lab yihiin, halka 15,365 ay dhadig yihiin. Waxaa Loox-tuur noqday 1,195 (Lab: 558, Dhadig: 637).

Waxaa gudbay 39,672 (89%) arday oo ay lab kayihiin 25,883 (88%) halka ay Dhadigana yihiin 13,789 (90%). Dhibcaha lagu gudbayana waa sidan: Lab: 48, Dhadig: 46.

Sidoo kale, Ardayda Baahiya gaarka ah qabta (SNE) waxaa iyagana looga qabtay dhibco ka hooseeya ardayda kale oo ah Lab: 44 iyo Dhadig: 42.

Maanta oo khamiis ah Diiwangelinta kadib ardeyda dugsiga boryale waxa dhaxda uxirteen kashaqeynta nadaafada dugsiga
01/09/2022

Maanta oo khamiis ah Diiwangelinta kadib ardeyda dugsiga boryale waxa dhaxda uxirteen kashaqeynta nadaafada dugsiga

Alx waxaa maalinta 4aad noo socda diiwaan gelinta ardeyda dugsiga H/dhaxe boryale
01/09/2022

Alx waxaa maalinta 4aad noo socda diiwaan gelinta ardeyda dugsiga H/dhaxe boryale

30/08/2022

Maalintii 2aad ee Diwaangalinta Ardayda ayaa bilaabatay, Waalidiinta carruurtooda ha hubsadaan in ay diwaangaliyeen.

Jiil Aqoon Lagu Barbaarshaa Bulshadu Saboolnimo Kaga Baxdaa

Address

Addis Ababa

Telephone

+251984561792

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga H/dhaxe Boryale Deg.dollo addo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga H/dhaxe Boryale Deg.dollo addo:

Shortcuts

Share

Category