Abdirahman sulieman

Abdirahman sulieman Eduction

Sheikh cali waxan alle agtiisa uga rajayanaya inu ka mid noqdo kuwi alle ku sifeeyey مِّنَ الْمُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُ...
28/05/2022

Sheikh cali waxan alle agtiisa uga rajayanaya inu ka mid noqdo kuwi alle ku sifeeyey

مِّنَ الْمُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُوا مَا عَاهَدُوا اللَّهَ عَلَيْهِ ۖ فَمِنْهُم مَّن قَضَىٰ نَحْبَهُ وَمِنْهُم مَّن يَنتَظِرُ ۖ وَمَا بَدَّلُوا تَبْدِيلًا

Madama cimrigiisa intii ugu badnayd u hibeeyey dacwada iyo cilmiga diinta .
Mudo 7 cisho ayan ugu talagalnay pagekena in tacsida sheekha cali warsame sawirkiisu saarnado

Aynu adeecno labadeena waalid Alle ha barakeeyo labadeena waalidLike $share hala baqaylin waa ramadane
30/04/2022

Aynu adeecno labadeena waalid
Alle ha barakeeyo labadeena waalid

Like $share hala baqaylin waa ramadane

30/04/2022
18/04/2022

Qofkii labadiisa waalid u noolyihiin welina hooyo
Hooyo waa nolosheena aynu u duceeno oo xasuusnano alxamdulihna dheh hadii aad haysto labadii waalid ama mid uun

Like iyo share

Nolosha jaamcadaha itoobiya waa nolol adag una baahan samir iyo dulqaad ardayga balse cundan ay caawa jaamacadu bedeshy ...
11/04/2022

Nolosha jaamcadaha itoobiya waa nolol adag una baahan samir iyo dulqaad ardayga balse cundan ay caawa jaamacadu bedeshy waa cunada ugu wanaagsan waxana loo yaqaan deerfoor oo ah hilibka lo'da

Ha joogsan wax uun samey aamin kartidada aamin naftaada,ha is yareesan qof walibah oo is aamina libinta isaga uqalma
11/04/2022

Ha joogsan wax uun samey aamin kartidada aamin naftaada,ha is yareesan qof walibah oo is aamina libinta isaga uqalma

Address

Addis Ababa
1000

Telephone

+252634166707

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman sulieman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdirahman sulieman:

Shortcuts

Share

Category