Kaddiye Ahmed Kaddiye

Kaddiye Ahmed Kaddiye +251

27/07/2026

Source

25/06/2026
25/06/2026
25/06/2026

"Waxaan ku suganahay dhakhtarka Degmada Qabribayax. Gabadh walaashay ah ayuu Mas qaniinay. Dhakhtarka ayaan keennay oo laba irbadood ayaa loo qoray. 7,800 Bir ayaa la dhahay. Mushahaarkayguna intaas ma dhana. Waa lay aamini waayay. Dirayskan xidhnaa waa laygu sharfi-waayay. Taleefankaygii ayaan Rahaamad u dhigay. Markaan dhigayna dhakhtarka k**a helin adeeg. "

Waxaa sidaasi muuqal ku sheegay Askarigan oo kamid ah Maleeshiyada Degmada Qabribayax.

27/04/2026

Bandhiga Buuga:-‘’ ’’
20/04/2026

Bandhiga Buuga:-

‘’ ’’

19/03/2026

• Macalin School
• Maareeye kuxigeenkii furdada Xamar
• Wasiirkii shaqada iyo arrimaha bulshada

• Wasiirkii Dekedaha iyo gaadiidka Badda
• Wasiirkii xanaanada xoolaha
• Wasiir kuxigeen qorsheynta (iska casilay)

• Wasiiru dowle warfaafin, boostada & dalxiiska
• Wasiiru dowle wasaaradda kaluumeeysiga
• Wasiirka ganacsiga
• Wasiirka Tamarta iyo biyaha
• Xildhibaan 20 sannadood ah

• Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Ninka intaas oo khibrad maamul, dowlo iyo jabhadnimo iyo duurgal eh ayuu Xasan ku qancay inuu kula dabbaaqtamo Jaamac TikTok iyo Xasan Eelaay.

W/Q

🤣🤣🤣🤣

Address

Addis Ababa

Telephone

+251915751521

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaddiye Ahmed Kaddiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kaddiye Ahmed Kaddiye:

Shortcuts

Share